13/06/2025
๐ด๐๐๐ฎ๐ฅ ๐๐จ๐ฒ๐๐: "Liverpool ayaa Heshiiska Florian Wirtz ku garaacday Kooxaha Manchester City, Bayern Munich iyo Real Madrid."
"Florian Wirtz ayaana si Cad u diiday dalabyadii Real iyo Man City iyo Bayern Munich."
09/06/2025
๐จ Thomas Frank aya ku dhow inu noqdo Macalim ka Cusub ee Tottenham.
Tottenham & Brentford aya ka wada xajinayo ยฃ10M ee lagu burburin karo qandaraas ka tababare Frank .
04/06/2025
๐จ๐ฃ Waxaa la xaqiijinayaa in Manchester City iyo Rayan Cherki ay ka heshiiyeen shuruudaha shaqsiga ah! โ
Manchester City waxay saacadaha soo socda u gudbin doontaa dalab rasmi ah kooxda Olympique Lyonnais (OL)โฆ
โฆsi loo dardargeliyo wadahadalladii hordhaca ahaa ee labada kooxood ee bilowday usbuucii dhammaaday. ๐ซ๐ท๐ต
04/06/2025
๐จ๐ต Tijjani Reijnders oo ku biiraya Manchester City โ waa โHere we go!โ
Waxaa la gaaray heshiis afka ah si uu ciyaaryahanka khadka dhexe ee Dutch-ka ah ugu biiro kooxda .
Heshiiska wuxuu kusoo dhawaaday dhammaan tan iyo shalay, waxaana hadda lagu dhameystirayaa qandaraas qiimihiisu ku dhow yahay โฌ70 milyan.
Shuruudaha shaqsiga ah (personal terms) h**e ayaa loo heshiiyay, tallaabooyinka rasmi ahna waxay bilaabanayaan maalmaha soo socda. โ
04/06/2025
๐จ War Deg-deg ah: Liverpool ayaa si rasmi ah ula soo saxiixatay Milos Kerkez!
Qiimaha lagu qiyaasay ilaa ยฃ40m, waxaana la filayaa inuu beddelo Andy Robertson mustaqbalka dhow. ๐ด
Maxaad ka filaysaa saxiixan cusub? Ma ahmiyad ayuu u yeelan doonaa kooxda? ๐ญ๐
:
04/06/2025
๐จ War Deg-deg ah: Liverpool ayaa ku dhow inay dhamaystirto saxiixa Milos Kerkez. Labada kooxood (Liverpool iyo Bournemouth) waxay ku jiraan wadahadallo heer sare ah oo ku saabsan qiime dhan ilaa ยฃ40 milyan.
Kerkez h**e ayuu ula heshiiyay Liverpool shuruudaha shaqsiga ah.
๐ค