Asal Business Online

Asal Business Online Chelsea news
(1)

🚨 XOG XASAASI AH: Enzo Fernández ayaa leh heerka guusha tackles-ka ugu hooseeya Premier League-ga, isagoo ku guuleystay ...
27/08/2026

🚨 XOG XASAASI AH: Enzo Fernández ayaa leh heerka guusha tackles-ka ugu hooseeya Premier League-ga, isagoo ku guuleystay kaliya 41.5% tackles-kiisa, marka loo eego ciyaartoyda sameeyay ugu yaraan 50 tackles tan iyo bilowgii xilli ciyaareedkii h**e.

21/08/2026

Mashallah

🚨Welbeck iyo Mudryk ayaa caawa u duulaya Hong Kong si ay ugu biiraan kooxda Chelsea ee halkaa ku sugan. Mike Penders aya...
02/08/2026

🚨Welbeck iyo Mudryk ayaa caawa u duulaya Hong Kong si ay ugu biiraan kooxda Chelsea ee halkaa ku sugan.

Mike Penders ayaa la filayaa isna inuu kubiiro. ()

🚨Kooxaha Barcelona iyo Arsenal ayaa Chelsea u sheegay inay diyaar u yahiin in Joao Pedro kasoo gudbiyaan dalab ka badan ...
01/08/2026

🚨Kooxaha Barcelona iyo Arsenal ayaa Chelsea u sheegay inay diyaar u yahiin in Joao Pedro kasoo gudbiyaan dalab ka badan €100m Balse Chelsea ayaa diidmo ugu jawaabtay.()

Chelsea ayaa Joao Pedro ku diiday dalab kasta waxeeyna ku abaal mariyeen heshiis cusub iyo mishaar kordhin 👏

🚨 RASMI: Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa weeraryahanka khibradda leh ee Danny Welbeck, kaasoo kaga soo b...
01/08/2026

🚨 RASMI: Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa weeraryahanka khibradda leh ee Danny Welbeck, kaasoo kaga soo biiray kooxda Brighton & Hove Albion.

Kooxda reer London ayaa xaqiijisay heshiiska, iyadoo Welbeck uu si rasmi ah uga mid noqday safka Chelsea, si uu u xoojiyo kooxda xilli ciyaareedka cusub.

()

31/07/2026

Nasiib darro, marka aad aragto muuqaal qosol leh ama filim, si degdeg ah ayaad ula wadaagtaa dadka kale. Laakiin marka aad aragto aayad Qur’aan Kariim ah ama xusuusin ku saabsan diinta, waad iska dhaaftaa adigoon faafin.

Sii faafi erayga kheyrka leh, waayo hal aayad ama hal xusuusin aad la wadaagto waxay noqon kartaa sabab qof qalbigiisa u iftiima.

Ha noqon qof faafiya madadaalo oo keliya, noqo qof faafiya kheyrka. 🤍

Birta Nool ayaa kusoo biiray Kooxda
31/07/2026

Birta Nool ayaa kusoo biiray Kooxda

27/07/2026

Mashallah

26/07/2026

Mashallah

Address

Mogadishu 233
Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Business Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category