04/03/2026
Maanta waa 15-ka Ramadaan ๐ค๐
Alxamdulilaah 15-kii maalmood ee h**e way inoo dhammaadeen, waxaana inoo bilaabanaya 15-ka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan.
Taageerayaasha sharafta leh ee Naadiga Jeenyo Football Club, waxaan idiin rajeynayaa anfur wanaagsan, cibaado suuban iyo camal kheyr leh. Qeybta dambe ee Ramadaanka waa fursad qaali ah, aan ku dadaalno ducada, salaadda, sadaqada iyo is cafinta.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka iyo cibaadada, hana inaga dhigo kuwii ka faaโiideysta fadliga habeenada kheyrka badan leh.
Anfur wanaagsan Jeenyo Fans ๐โฝ๐
Zachy Idoora
01/03/2026
17/02/2026
11/02/2026
18/01/2026
17/01/2026
16/01/2026
11/01/2026
06/01/2026
27/12/2025
23/12/2025
19/12/2025