13/04/2026
Galabta Waxaa Soo Dhaweyn U Sameynay Ciyaryahan Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Mudo Kadib, Mamulka Macalimiinta iyo Ciyartoyda Kooxda Waxay Ku Leeyihiin Soo Dhawaaw Our Player, Waxad Haysataa Saaxiibo Ku Jecel iyo Koox Aad Ku Weyn Tahay🫡❤️.
FORCE OUR TEAM SUUQ'YARE🔥🦁🔥
05/04/2026
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Waxaa Xanuunka la Qeybsanenaa Ciyaryahanada kala ah Abdirashid Abdullahi Ali iyo Faysal Abdullahi Ali Oo Walaashod Maanta Geeriyooday, Waxan lenahay Allaha Unaxriisto Dhamnteen Ayee Naga Tagtay walaasheyna, Marti la Jecel Yahay Allaha Ka Dhigo, Kitabkeed Gacanta Midig Allaha Ka Siyo Aamiiin🤲, Aan U Wada Duceyno🤲
29/03/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaa Wiil U Dhashay Legend, iyo Ciyaryahan H**e , Waxan leenahay Soo Bar-baar, Allaha Kaa Dhigo Kii Diintiisa, Dadkiisa iyo Dalkiisa Anfaca 🎂❤️
26/03/2026
Beri Galabta Waxaa Ciraareynaa K**a Dambeesta Cupkii Lagu Maamuusaayey Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Degmada Dharkeynley.
SUUQ’YARE VS DARYEEL
Waqtiga: 4:00 Galabnimo
Garoonka:
🔥🦁🔥
21/03/2026
Ciyaartii Galabta Ee Aan U Baxaynay Dhigeena AL UXUD Waxay Kusoo Dhamaatay
Fulltime: SUUQ’YARE 5-3 AL UXUD
Sidas Waxan Ugu Soo Gudubnay FINAL.
FORCE OUR TEAM SUUQ’YARE 🔥🦁🔥
21/03/2026
Galabta Waxan Ciyaareynaa Kulankeni Semifinal-ka Ee Garoonka DHARKEYNLEY, Waxan la Ciyaareynaa Dhigeena Kooxda AL UXUD
SUUQ'YARE VS. AL UXUD
Garoonka: DHARKEYNLEY
Waqtiga: 4:30
Force Our Team Suuq'Yare🔥🦁🔥
19/03/2026
Mamulka Macalimiinta iyo Ciyartoyda Dal iyo Dibad Waxay Idin Leeyihiin Ciid Wanaagsan, Allaha Naga Aqbalo Acmaasha Bishii Ramadan, Allaha Sanadkan Kiisa Kale Nabad, Barwaaqo iyo Cafimad Hanagu Gaarsiiyo, Cafimad Ku Ciida❤️💫
17/03/2026
Ciyaartii Ee Aan U Baxaynay Dhigeena DALSAN Waxay Kusoo Dhamaatay
Fulltime: SUUQ’YARE 3-2 DALSAN
Sidas Waxan Ugu Soo Gudubnay Semifinal.
FORCE OUR TEAM SUUQ’YARE 🔥🦁🔥
16/03/2026
Beri Galab Waxan Ciyaareynaa Kulankeni Affaraad Kaasi Oo Ah Bug Baxda Garoonka DHARKEYNLEY, Waxan la Ciyaareynaa Kooxda DALSAN FC
SUUQ'YARE VS DALSAN FC
Garoonka: DHARKEYNLEY
Waqtiga: 4:30
FORCE OUR TEAM SUUQ'YARE🔥🦁🔥
13/03/2026
Ciyaartii Aan U Baxaynay Dhigeena SHANTA-GEED Waxay Kusoo Dhamaatay
Fulltime: SUUQ’YARE 3-1 Fly star
FORCE OUR TEAM SUUQ’YARE 🔥🦁🔥
12/03/2026
Beri Insha allah Waxan Ciyaareynaa Kulankeni Seddexad Heerka Group-yada Ee Garonka
SUUQ’YARE VS SHANTA-GEED FC
Garoonka: DHARKEYNLEY STADIUM
Waqtiga: 4:30 Galabnimo
FORCE Suuq Yare🔥🦁🔥
GUUL Insha allah💪