Tilmaam Media

Tilmaam Media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tilmaam Media, south C state, Cape Town.

28/02/2026

wax day hee ゚viralシ

24/02/2026

゚viralシ

24/02/2026

La yaab ゚viralシ

17/02/2026

゚viralシ

16/02/2026
Photos from Tilmaam Media's post 14/02/2026

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay is hortaag ay sheegeen in ciidamada ammaanku ku sameeyeen Madaxweynihii h**e Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisul Wasaarihii h**e Maxamed Xuseen Rooble, kuwaas oo ka qayb geli lahaa kulan Golaha Mustaqbalka oo ay xalay ku lahaayeen Hotel Airport oo ku yaalla gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, kaas oo looga arrinsanayey diyaar garowga wada xaajoodka la filayo in uu dhex maro Dowladda Federaalka ah iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.

Golaha Mustaqbalka waxay sheegeen in ay ka go'an tahay ka qaybgalka wadahadalada lagu jaangoynayo jihada siyaasadeed ee Dalka, gaar ahaan in heshiis loo dhan yahay laga gaaro hannaanka doorashada Dalka iyo sidii looga baaqsan lahaa firaaq dastuuri ah iyo khilaaf siyaasadeed oo daba dheeraada.

“Goluhu wuxuu ugu baaqayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud in uu mudnaanta siiyo isu keenidda iyo midnimada dadka, halkii uu ku mashquuli lahaa dano siyaasadeed oo sii kala fogeynaya dadka Soomaaliyeed,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Mustaqbalka.

Madaxda Dowladda Federaalka ah iyo masuuliyiinta hay'adaha amniga ayaa lagu sheegay in ay ka warqabaan maamuuska iyo habraacyada gaarka ah ee ay leeyihiin Madaxweynayaashii h**e, Ra'iisul Wasaarayaashii h**e iyo masuuliyiinta sare ee Dalka. Waxay sheegeen dhowrista maqaamkooda inuu yahay waajib qaran oo ka turjumaya sharafka hay'adaha dowliga ah iyo joogtaynta nidaamka dowladnimo.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay ka qabygalka iyo qabsoomidda shirarka u dhexeeya Dowladda Federaalka ah iyo Golaha Mustaqbalka ee lagu ballansanaa si loo gaaro heshiis doorasho oo lagu badbaadinayo sharciyadda hay'adaha dowliga ah, loogana hortagayo qalalaase siyaasadeed iyo firaaq dastuuri ah.

Si kastaba ha ahaatee, Wasaaradda amniga Dowladda Federaalka ayaa ku eedeysay in madaxdii h**e ee dalka ay jebiyeen habraaca amni ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, kaddib markii ay sheegtay in ay hub badan lasoo galeen xayn daabka garoonka. Dowladda waxay sheegtay in albaab aan ahayn halkii loogu talo masuuliyiinta Golaha Mustaqbalka inay ka soo galeen garoonka iyagoo ciidan badan watay, taasoo ay sheegeen in ay dhaawacayso amniga garoonka.

13/02/2026

If it is confirmed that DP World is controlled by “Yuhuda”…
And that Xalane is also controlled by “Yuhuda”…
Then ask yourself: Who has really won now?
Ask yourself: Who controls the Arabs?
The 21 countries that Israel supposedly holds influence over…
And even the entire West…
Think about it. Tilmaam Media

12/02/2026

waxan awoodi waayay inan kubada ciyaaro sababto ah waxaan tabay hooyadey wan u xiisay mudo 2 sano ah ma arkin mana maqlin waxey iga aaday meel aysan waliged ka so laaban doonin, hooyo luul waxey aheyd qofkii i baray Quranka oo iga dhigay xaafidul Qur'aan habeen kasta subac ayaan wada geli jirnay dhamaanten hooyadena waxey aheyd hooyada ugu wanagsan caalamka qalbigeena ayaad ku dhex noolan doonta hooyo macaan ayu yiri mohamed Yare o ah wiilki curudka u aha marxumad luul cabdicasiis.

Qof walbo arko qoralkan waxan Alle dartiisa kaga codsanaya inow u soo duceyo marxuumad luul

゚viralシ

29/01/2026

Ciyaaryahan Fatxi, ku soo dhawoow Ilays FC Football Club.

Waxaan ku faraxsanahay in aad noqoto xubin ka mid ah qoyska Ilays FC.

Waxaan kuu rajeyneynaa guul, horumar, iyo in aad kooxda kula gaarto yoolal waaweyn.

Ku soo dhawoow gurigaaga cusub 💛⚽

Nagu Dhiiri-gali Hobigeena Please 🙏 Ilays FC

28/01/2026

With Somfit Academy – I'm on a streak! I've been a top fan for 4 months in a row. 🎉

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Cape Town?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address

South C State
Cape Town
00100