Xigasho

Xigasho

Share

Waxaad page-kaan xigasho kaheli doontaan xogo sports kuwo h**e, kuwo danbe iyo arimaha bulshada.

31/03/2022

Tageerayashii Nigeria πŸ‡³πŸ‡¬ waxoodii been ay aheed marka loo fiiiryo kuwa turkiga.πŸ˜‚

28/03/2022

Koobkii Aduunka ee 2002 waxay france weerar ahaan u wataan saddexda gool dhaliye ugu sarayso horyaalada England, Italy iyo France.

Premier League gool dhaliyaha ugu sareeyo Thierry Henry (Arsenal) waxuu dhaliyay 24 goal.

Serie A gool dhaliyaha ugu sareeyo David Trezeguet (Juventus)- waxuu dhaliyay 24 goal.

Ligue 1 gool dhaliyaha ugu sareeyo Djibril Cisse (Auxerre)- waxuu dhaliyay 22 goal.

Si walba ha noqotee, France wax gool ah k**a dhalin koobkii aduunka sidoo kale waxay ku dhamaysteen kaalinta kugu hosayso group-A waliba eyagoo helay hal dhib bes.πŸ˜‚

Photos from Xigasho's post 27/03/2022

Sawiro soo koobaya dhacdooyinkii ka dhacay kubada cagta sanadkii 2012-kii.

27/03/2022

Waxaa jiro labo tababare oo macalin u noqday 3 xidig ee la dhaho Ronaldo-yaasha ( R9, Ronaldinho iyo CR7) waxaana lagu magacaabaa Luiz Felipe Scolari iyo Carlo Ancelotti.

Luiz Felipe Scolari waxuu labada xidig ee reer Brazil macalin ugu noqday xulkooda waliba isagoo la hantay koobkii aduunka 2002-gii halka CR7 uu macalin ugu noqday Xulka Portugal waliba isagoo geeyay Finalka Euro 2004-kii balse nasiib daro laga qaaday koobkas waxaana ka qaaday Greece farqi 1-0 ah.

Carlo Ancelotti waxuu labada xidig reer Brazil ku maamulay kooxda AC milan sanadkii 2008 halka uu CR7 macalin ugu noqday Kooxda Real Madrid isagoo lahantay koobka Champion League.

27/03/2022

Maanta waxay dhalashadiisa ku beegan tahay mid kamid ah goolhayaasha ugu fiicnaa ee soo mara kubada cagta.

Waxaa lagu xasuusan doona in uu yahay goolhaya ku guulaydstay koobabka ugu badan tariikhda, capitan-ka u qaaday Bayern koobabka ugu badan taarikhda.

Dhalasho Wacan Captain Manuel neuer𓃡

FG: Muqalkaan waa kulan dhex maray kooxdiisii h**e ee Schalke iyo porto kulankaas oo kartisanaa tartanka Champion League wareegiisa 16-ka.

Waa 2008 waxuuna markaas jiray 21-jir.

(via UEFA Champions League )

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Durban?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Durban