29/07/2025
Kubadu wa luqada kaliya ee dadka dunada isku fahmi karan iyako waligod kulmin.
Wa xirfad laga dhaxlo barasho bulsho hadi lo helo dhaqan wanagsan iyo anshax.
Durban vs marizburg oo haben h**e kulan barasho iyo bashal ah isku arkay natijada muhim mahan lakin dhalinyarada wa is dhaxgaleyn ee gobalka kzn.
Gudomiyaha dhalinyarada iyo ciyaraha gobalka kzn south africa Saciid Mire aya hadal ka jediyay kahor ciyarta intan labilabin wuxuna dhiri galiyay in dhalinyarada isbartan kubaduna tahay madadaalo gobtune aheyn goob dagaal, kuso bandhig xirfadada ciyaared.
Si quruxbadan ayeyna kuso dhamatay 90 mins ee ciyarta logu talo galay.
26/07/2025
Afhayenka ururka dhalinyarada somaliyed ee gobalka kzn farhan saciid, wa shaqsi dhalinyarada somaliyed ee gobalka galiyay maal iyo waqti.
Mar aan manta xarir la sameynay gudomiye ku xigeynka ururka dhalinyarada somaliyed ee kzn abdirihman khaa aya ino xaqijiyay in afhayen farhan saciid dalkan south africa uu safar ka yahay ururka dhalinyarada ee raban in u qabtan tartan ciyared lagu sagotinayo.
Waxan sugnaaba wa jadwalka iyo isku aad aadka tartan malinta iyo sacada oo G.xigeyn khaa ino shegay in ee ku howlan yihin gudiga tartanka.
Somali youth and sports in KZN 💥💥💫
18/07/2025
Hambalyo hambalyo hambalyo
18 July 2025
Gudomiyaha dhalinyarada ee south africa Hussein hasan.
Wa shaqsi ku suntan daacadnimo Somalinimo hogamiye, run ahanti manta wuxu qoray magac aan horay uqormin shaqsi lagu so xushay xirfadisa iyo dacadnimadisa.
Gudomiye Mohamed cumar Talyaani wuu haleelay qofki hogamin laha dhalinyarada south africa.
Markale hambalyo hambalyo bahda dhalinyarada iyo ciyaraha gobalka kzn run ahanti waxey ahed abaalmarintoda, wana marki ugu h**esay oo jaliyada somaliyed ee gobalkan kzn helan matalaadodi ee kulahayen jaliyada somaliyed ee dalkan south africa.
Hambalyo hambalyo
17/07/2025
Xidig h**e khalif daud abiyow halyay h**e xidig xidigi kubada cagta somaliya 1972 qaranka somaliya matalayay oo boqasho ku jogay malmihi naso dhafay magalo xeebedka Durban, aya bahda dhalinyarada iyo ciyaraha gobalka kzn oo u ugu h**eyan gudomiye saciid mire, xoghayaha Macalin husen hasan iyo afhayen farhan saciid iyo dhaman gudiga dhalinyarada iyo ciyaraha usameyn kulan sagotis ah oo cawa ka dhacay magalada durban.
Tarikhda dhalinyarada iyo ciyaraha gobalka kzn waxbadan ayey ka badalen teamkan wax qabadkoda mahan mid sacabada lagu daboli karo.
Guul iyo gobanimo dhalinyarada somaliyed ee gobalka kzn south africa.
11/07/2025
Kulan dhalinyarada somaliyed ee kzn iyo xibin ka tirsan community police forum ee gobalka kzn.
Kulanka aya dirada lagu saray amanka iskaxgalka bulshada, ciyaraha iyo fursad aburka dhalinyarada.
Waxa halkas leys ku dhafsaday documents qoran iyo afkaaro dhaxalgal faaido uleh labada dhinac jaliyada somaliyed iyo shacabka south africa ee gobalka kzn.
Wa kulanki ugu h**eyay ee ajandayaal lagu falanqeyay sido kale waxa lagu balamay kulama badan iyo xog is warsi joogta ah.
Xigasho afhayenka ururka dhalinyarada somaliyed ee kzn farhan saciid iyo xoghaya ururka dhalinyarada somaliyed ee kzn husen hasan oo saxafada siyay warbixinta.
07/06/2025
Wax walba oo bilawda dhamad ayey leyihin sidas darted tartanki ciyaraha ee gobalka kzn wuxu soo Garay gunanad.
Gudiga tartanka iyo hoganka dhalinyarada oo is ka shanaya aya ku dhawaqay ciyarta k**a dambesta ah labada koox Woza perfume fc iyo hayan perfume fc, fardo leys ku hayo leys Kuma faansho, kubadune waa cadan iyo madow.
Afhayenka ururka dhalinyarada Farhan saciid oo saxafada la hadlay, ayaa baaq codsi udiray dhaman jaliyada somaliyed ee gobalka kzn kheybaheyda kala duwan, sida ganacsada dhalinyarada, odayasha, iyo guud ahan jaliyada in ee kasoo qeeb galan kulankan finalka ah.
Wuxu sido kale, la dardarmay ciyartoyda in ee so bandhigan ciyar wanaag iyo dhaqan xushmadi ku dhehan tahay, ciyar yahan walba ee Mas uliyad ka saran tahay dhaqan iyo dabecada uu kuso bandhigayo garonka si lamid ah juhdiga ee galinayan ciyarta.
Halkan waxan anakune ka lenahay hambalyo labada kooxod nasibku wa halkise guul Ayan idin rajeneyna koxaha nasibku finalka kenay iyo ciyar wanagoda.
Madashu durban university of technology ground keyda, 7pm iyo haben dambe.