02/06/2024
Cade
Cade
02/06/2024
21/03/2024
Will ee hal Abuurkisu fican .Bulshoy hal àburkan kawarrama
U
08/09/2023
Guul
22/08/2023
Innaalilahi wa innaa illeyhi rajicun
Innaalillaahi wa Innaa Illeyhi Raajicuun
Guud ahaan Hogaaminta Kulliyada Waxbarashada Macalimiinta Qabridahar, Shaqaalaha kaladuwan iyo Bareyaashuba, Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Waalidka, eheladda iyo dhamaan bahda waxbarashada ee uu ka baxay marxuum Maxamed Maxamuud Axmed oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga, kana mid ahaa Ardayda Dufcadda 8aad ee sanadkan 2015 ka qalinjabiyay tacliinta Diploma ga, waaxdiisa tacliimeedna ay ahayd waaxda Xisaabta.
Eebbe ha u naxariisto marxuumka, eheladana sabir ha ku kabo. Waxaa runtii lagu xasuusan doona marxuumka, In uu kamid ahaa ardaydii ugu aslaabta badnayd ee soo mara kulliyada waxbarashada Macalimiinta Qabridahar.
01/08/2023
Waxan kamid ahay ardayda 12aadka Jaamacada jigjiga University ku galaysa imtixanka ,waxana iga luntey borso Noca (butugeys) oo aay nogu jireen admition ki an imtixanka ku galayney anago sedex qof ah ,waxan si naxaris leh idinka codsanaya qofki arka borsada ,inuu lambarkan Nagala soo xidhiidho +251975791063
Fadlan Share dheh oo la wadaag asxaabtada si Fariintani u Gaadho walalo kale ..
28/07/2023
27/07/2023
Lacagtan aad arkeysaan labadan 1 iyo 2 tee ba lacag cadiga islahayd
19/07/2023
WARGELIN MUHIIM AH
Waxaan ku wargelinaynaa Ardayda Waaxda ECCE-da ee qaadatay wajigii koowaad ee Waxbarashada (Phase One), kana kala yimid Degmooyinka; Garbo, Qalaafo, Qabridahar iyo Wardheer, kana mid ahaa Ardaydii loogu yeedhay xiligan Waxbarashada Xagaagga, in dib loo dhigay yeedhitaankoodii ilaa amar dambe.
Mar kale, waxaan Ardaydaa ku wargelinaynaa in ayna imaanin kulliyada ilaa amar dambe.
10/07/2023
Inlabarto waa muhim magacyada illahay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Dubai