09/10/2026
Riyad Mahrez:
“Waxaan ku dhowaa inaan Arsenal ku biiro kaddib markii aan Leicester kula guuleysannay horyaalka. Heshiisku wuxuu ku dhowaa dhamaad balse Leicester ayaa iga hor istaagtay inaan baxo, sababtoo ah waxay doonayeen lacag badan.”