Somaali Antwerpen

Somaali Antwerpen

Delen

Somaali Antwerpen waa koox ciyaarta kubadda cagta oo ma-tasha soomaalidda ku nool Magaalada Antwerpen ee dalka Belgium,

21/05/2023

Antwerpen Vs Verviers 2 - 0

Kooxda kubadda Cagta Soomaali Antwerpen oo ka badisay Kooxda soomaali verviers, ciyaar adag oo ka dhacday Magaalada Antwerpen ee dalka Belgium.

Hambalyo Antwerpen.

Photos from Somaali Antwerpen's post 27/11/2022

Maamulka & Ciyaartooyda kooxda kubadda cagta soomali Antwerpen waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan xiddigaha matalaayay kooxda soomali Antwerpen ee ku guleeystay koob lagu magacay daray General Farhan Qaroole oo lagu qabtay Magaalada Rotterdam ee dalka Holland.

Koobka oo ay ka qayb galeen 16 koox oo wadamada Holland, Belgium, Germany iyo Austria ka kala socday

Photos from Somaali Antwerpen's post 02/08/2022

Gushiina waan ku fanaa ⚽️

Photos from Somaali Antwerpen's post 22/05/2022

Xiddigaha kooxda kubadda cagta somaali Antwerpen ayaa ka badiyay koox soomaali ah oo ka socotay Rotterdam ee dalka Holland.

Antwerpen Vs Rotterdam 1 - 0

31/01/2022

Saaxiibo wadaaga qosolka iyo farxadda guusha.

14/10/2021

Xirfadlayaal aan xoog lagu maquunin karin ⚽️💪

14/10/2021

Mugdiga xitaa wax kuma dhaafno ⚽️💪

14/10/2021

Xirfad kasta oo aan naqaan waan tusnay Afrikaanta.

14/10/2021

Waxba lagama qaban karo, ninka sidaan dhulka u dhigay afrikaanta

09/10/2021

Kooxda kubadda cagta somaali Antwerpen ayaa rigoorayaal looga qaaday koob lagu maamuusayo 59 guuradii ka soo waregtay maalinta qaranka Uganda, Koobka oo ay ka soo qaybgaleen 8 koox oo ay ku jirto kooxda somaali Antwerpen, ayaa waxaa ku guuleysatay koox Uganda ah oo ka socotay wadanka Denmark.

06/10/2021

Kooxda kubadda cagta somaali Antwerpen ayaa ka mid ah 8 koox oo lagu casuumay koob lagu maamuusayo 59 guuradii ka soo waregtay maalinta qaranka Uganda, oo ku beegan 9 -ka Oktoobar,

Somaali Antwerpen oo xiddigaheeda isbadal lagu sameeyay, waa kooxda kaliya ee matali doonto kooxaha soomaalida ah,

06/10/2021

Xiddigaha kooxda kubadda cagta somaali Antwerpen oo maalinta sabdiga ah ka qayb galaayo tartan kubadeed oo loogu magacdaray Uganda independence tournament, kaas oo ka dhacayo Magaalada Antwerpen.

Kooxda somaali Antwerpen oo ah Champion-ka Africa ee dalka Belgium aya ku jirto group aad u adag.

Wilt u dat uw bedrijf hét hoogst genoteerde Sportschool in Antwerp wordt?

Klik hier om uitgelicht te worden.

Plaats

Type

Telefoon

Adres


Antwerp

Openingstijden

Zaterdag 09:00 - 17:00
Zondag 09:00 - 17:00