22/05/2023
Newcastle ayaa ciyaari doonta Champions League xilli ciyaareedka soo socda markii ugu horeysay tan iyo 2003 🌟, I can’t believe 😊
Waxaan Idiin Soo gudbin doona wax kasto oo kooxdena Burnley ku saabsan
22/05/2023
Newcastle ayaa ciyaari doonta Champions League xilli ciyaareedka soo socda markii ugu horeysay tan iyo 2003 🌟, I can’t believe 😊
22/05/2023
FT: Newcastle v Leiceter City 0-0 waxaa daawaday ciyartii ugu waynayd xilli ciyaaredkan hal koox garoonka sidee rabta ka samaysanaysa Newcastle ayaa sideebrabta ciyaarta ka yeelatay goolka ayaa diiday balse markii ugu horeeysay taariikhda Champions league tan iyo 2003 ayay ciyaari doonaan,
Dulyare
22/05/2023
RASMI, best team our team Newcastle United ayaa ciyaareysa Champions League xili ciyaareedka dambe
Waa markii ugu horeysay tan iyo 2003 markaasna waxaa Captain u ahaa xidiga ugu goolasha badan Primier league ee Alan Shearer,
Kooxdaan inteena shidmin is diiwaangeli taageere.
✍️ Daadir Xasan Rooti!