๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐ญ๐: ๐
๐๐ฅ๐๐ง๐ช๐๐ฒ๐ง ๐๐จ๐ญ๐จ ๐๐ก๐๐๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐
Dhawaan waxaan fursad u helay inaan daawado mid ka mid ah Podcast-yada ugu saamaynta badan dhanka maaliyadda, kaas oo dhexmaray Mel Robbins iyo Morgan Housel.
Morgan waa qoraaga buugga caanka ah ee "The Psychology of Money" (Cilmi-nafsiga Lacagta), kaas oo la iibiyay in ka badan 10 milyan oo nuqul, laguna turjumay luuqado badan oo dunida ah.
Housel waxa uu caan ku yahay inuu lacagta ka eego dhinac ka duwan sida ay dadka badankiisu u eegaan; isagu ma aaminsana in lacagtu tahay xisaab iyo tirooyin oo kaliya, balse wuxuu rabaa inuu dadka fahamsiiyo in hantidu ay tahay "dhaqan iyo cilmi-nafsiga qofka." Markaan daawaday muuqaalkiisa, waxaan garawsaday in casharrada uu bixinayo ay yihiin kuwo beddeli kara mustaqbalka qof kasta oo si dhab ah u dhuuxa.
1.Maskaxda Dhaqaalaha (Financial Mindset)
Housel waxa uu hadalkiisa ku bilaabay inuu inoo iftiimiyo mid ka mid ah khaladaadka ugu waaweyn ee bulshadu ku dhacdo, kaas oo ah farqiga u dhexeeya 'Rich' iyo 'Wealthy'. Sida uu qabo, in qofku noqdo "Rich" waa mid ku kooban muuqaalka bannaanka iyo waxyaabaha la arki karo, sida baabuurka qaaliga ah ee aad wadato ama guriga aad deggen tahay. Waa maqaam ku dhisan kharashgareyn.
Hase yeeshee, in qofku noqdo "Wealthy" waa hanti dhab ah oo inta badan qarsoon; waa lacagta ku jirta xisaabaadka bangiga ama hantida ku shaqaysa ee aan la kharashgareyn. Waa hantidaas tan ku siinaysa xasilloonida maskaxda, fursadaha mustaqbalka, iyo madax-bannaanida aad ku maamusho waqtigaaga.
2. Xorriyadda Maaliyadeed (Financial Freedom)
Dhinaca kale, Morgan Housel waxa uu si xeel-dheer u dhex galayaa nuxurka dhabta ah ee Xorriyadda Maaliyadeed. Waxa uu inoo sheegayaa xaqiiqo inta badan dadka ka qarsoon: xorriyaddu kuma xirna cadadka lacagta ee soo gasha xisaabtaada bangiga bishii, balse waxay ku xirantahay inta ay lacagtaasi kuu goyn karto "
Xikmadaha Nolosha
โคSoo dhawaada asxaapta waxan bilaabi doonaa hadalo dhiira galin ah
Isla socod wagznโก
๐ฃ๏ธErayo jaceyl iyo sheekooyin Xiiso Leh โฐ
Macallimad fasal dhigaysa ayaa tijaabo samaynaysa. Waxay rabtaa inay ardaydeeda tusto saamaynta bulshadu ku yeelan karto qofka. Arday galaaska ka soo daahay ayay tijaabadaa ku wada samaynayaan macallinka iyo ardaydu. Waxay ku heshiiyeen in gal midabkiisu cagaar yahay 'waa casaan' ay dhahaan. Markii ardaygu fasalka soo galo ayay macallimadu billaabaysaa: galkan midabkiisu waa maxay? Ardaygii koowaad ayaa odhanaya waa casaan. Saaxiibkeennii soo daahay ayaa yaabaya. Haddana arkay kale ayaa ku jawaabcelinaya 'waa guduud'. Haddana saaxiibkeen wuu amakaagayaa. Markay sidaa ku wada jawaabaan isna halkan uu yaab la yuururo ayay su'aashu isaga soo gaadhaysaa, dabeeto inta uu hareeraha daymoodo ayuu odhanayaa 'waa guduud'.
Muuqaalkani waxa uu tusaale u yahay sida bulshadu saamayn baaxad leh innoogu leedahay heer gaadhsiisan in wax aan caad innaga saarnayn aynu iska saarno, bulshada aragtideeda awgeed. Waxaynu nahay noole bulshaawi ah, macnawiyaadka aynu ku noolnahayna waxa baarka sare kaga jira aqbalidda aynu ka helno bulshada innagu xeeran. Sababta ay u adag tahay bulshada in la khilaafaa waa inaan qofku degganaanshiyo maskaxeed oo badan helaynin xataa isaga oo og inuu xaq ku taagan yahay. Qof korriimo sare helay ayuun baa isaga oo bulshada dabarkeedii jiidhay haddana fayoobi nisbi ah ku sii naalloon kara!
Iyada oo xaal sidaa yahay oo wax walba oo aan maanta naqaanno yahay wax bulshadu ina siisay laga billaabo qaabka loo labbisto ilaa iyo noocyada cuntada aan cunayno, waxa soo badanayay waayahan in la aamino in qofku xor u yahay fikirkiisa iyo noloshiisa. Waxa se aan u arkaa nooc iska hadaaq ah. Haddiiba maanta noloshaada dhan uusan ku jirin wax aad dooratay oo marka aad shay shay u kor joogsato aad u ogaanayso inaad ku dhaqmaysay uun dookhii bulshadaada waa uun edebdarro ama riyo aad jeclaan lahayd in aad tidhaahdo 'bulshadu wax micno ah iima samaynayso'. Waxa aan la yaabaa marka la innagula talinayo 'waxba ha ka soo qaadin waxa dadku odhanayaan' oo walaal sideen u fayoobanayaa haddii aanan bulshada aqbalaad ka helin?
Tiro ma leh intaynu aragnay dad muxtaramiin ahaan jiray oo mar bulshadu ka hor timid, dabeeto qaadanwaagii ilaa hadda la sarkhaansan oo aad dareemayso inuu wareerkii hayo, Fadxiya Cabsiiye tusaale ahaan. Baahida dadku u qabo aqbalaadda bulshadiisa waa cajiib aadan malaysan karin saamaynta ay yeelan karto.
SIDA NIN LOOGA FARXIYO!!! ๐๐จโ๐ฆฑ
1. Cunto u samee ๐ฒ
2. Gogosha la wadaag ๐๏ธโค๏ธ
3. Su'aalo ha weydiin ๐คโ
4. Keligiis iska dhaaf ๐ถโโ๏ธ
SIDA QOF DUMAR AH LOOGA FARXIYO: ๐ฉโค๏ธ
1. Saaxiib noqo ๐ค
2. Wehel noqo ๐ถโโ๏ธ
3. Jaceyl u qaad โค๏ธ
4. Quruxlow noqo ๐โจ
5. Soo-jiidasho yeelo ๐
6. Jikada ku fiicnow ๐ณ
7. Cayaaryahan noqo ๐ช๐โโ๏ธ
8. Koronto-yaqaan noqo โก๐
9. Tubbo-yaqaan noqo ๐ฟ๐ง
10. Makaanig noqo ๐๐ฉ
11. Nijaar noqo ๐ชต๐จ
12. Qurxiye noqo ๐ก๐จ
13. Naqshadeeye labiska noqo ๐โ๏ธ
14. Abwaan noqo ๐๐ค
15. Cilmi-nafsiga yaqaan noqo ๐ง ๐
16. Cayayaan dile noqo ๐โ
17. Dhaqtarka dhimir noqo ๐ฅ๐ง
18. Dabeecad wanaagsanow ๐
19. Dhageyste fiican noqo ๐
20. Nidaamiye noqo ๐๐ ๏ธ
21. Aabe fiican noqo ๐จโ๐งโ๐ฆ
22. Udgoonow ๐น๐งด
23. Naxariis badnow ๐
24. Dhaqan-yaqaan noqo ๐๐
25. Dareen nugulow ๐ฅบโค๏ธ
26. Feejignow ๐
27. Shukaansi yaqaan noqo ๐
28. Caqli badnow ๐ง
29. Shactiro badnow ๐๐
30. Hal-abuur yeelo ๐ก
31. Soo-jiidasho yeelo ๐
32. Xoogganow ๐ช
33. Qof wax fahma ahow ๐ค
34. Dulqaad badnow โณ
35. Digtoonow โ ๏ธ
36. Hami dheerow ๐ฏ
37. Qof wax qaban kara noqo ๐ ๏ธ
38. Geesi noqo ๐ฆ
39. Go'aan adkow ๐งญ
40. Daacad ahow ๐ค
41. Caymis noqo ๐ก๏ธ
42. Wax kasta hubi ๐
43. Darbiga feedhka noqo ๐ฅ
44. Keligaa ahow oo saaxiibo ha yeelan ๐ซ๐ฌ
HA ILAAWIN INAAD: โ ๏ธ
46. Marar badan amaanto ๐
47. Haddiyado siiso ๐
48. Daacad u noqoto ๐ค
49. U furto albaabka gaariga ๐๐ช
50. Aanad stress/welwel ku abuurin ๐
51. Haween kale aanad eegin ๐
52. Daboolka suuliga aad qaaddo ๐ฝ
53. Macalin kombiyuutar noqotid ๐ป๐จโ๐ซ
54. Aanad khuuriin ๐คซ
55. Cagamahaaga aanad shukumaan ku tirtirin ๐งผ
IYO SIDO KALE: ๐
56. ha ilaawin Dhalashadeeda ๐
57. ha ilaawin Sannad-guurada markii aad wada socoteen ๐๏ธโค๏ธ
58. ha ilaawin Sannad-guurada shumiskii ugu horeeyay ๐
59. ha ilaawin Sannad-guurada markii ugu horraysay ee aad kulanteen ๐ค
60. ha ilaawin Dhalashada hooyadeed ๐๐ฉโ๐ฆณ
61. ha ilaawin Maalinta Jaceylka (Valentine's Day) ๐
WAXAY NECEB YIHIIN... ๐ค
62. Qofka u jawaaba ๐ฃ๏ธ
63. Qofka aamusa
Artificial Intelligence (Garaad Gacmeed)
Fahamka iyo la qabsashada Garaad Gacmeedku waa mid ay khasab ku tahay qof walba, field-ka uu rabo haku jiro e. Garaad Gacmeedku waxa uu noqday hadda waxyaalaha asaasiga ee ay tahay qof walba inuu fahmo.
Haddaba waxaa laga yaabaa dad badan inay ku jahwareeraan boqolaalka Garaad Gacmeedee kala duwan ee jira, taasna ay ku sababto overwhelming, sidoo kalena uu qofku dareemo FOMO, oo ah in laga tagay oo meel uu kala qabsadona aanan la joogin.
Haddii aynu waxyar isdul istaagno waxaa jira si guud saddex compomey oo hadda hoggaanka u haya Garaad Gacmeedka sida maalinlaha loo isticmaalo badalayna in badan oo kamida shaqooyin si maalinle ah loo qaban jiray, waana Google, Open AI, iyo Anthropic.
Si aadan ugu wareerin oo aad si fudud u faahnto focus-kaaga ku haya saddexdaas shirkadood oo keliya iyo Garaad Gacmeed-yadooda: Google waxay leedahay Gemini, OpenAI waxay leedahay ChatGPT, Anthropic waxay leedahay Claude.
Mid kastaa wuxuu sii leeyahay models kala duwan oo heer ahaan aanan isku mid ahayn, tusaale ahaan ChatGPT waxay leedahay GPT-4o, Google waxay leedaahay Gemini Flash, iyo Anthropic oo iyaduna leh Claude Haiku, mid kastaa waxaa loogu talagalay baahiyo kala duwan, post kale baynu ku sii sharixi doonaa models-kaas kala duwan, iyo mid walba dhanka uu ku fiican yahay.
Qalbiyada dhaawacmow
Sow markale dhaymo iyo bogsiimo helimaysaan๐ข๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Address
215 Parent Avenue
Burnaby, BC
N9A2E8