Qof kaliya oo is weydiyay ma jiro
Anwar sports
Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Anwar sports, Équipe sportive, Kinshasa.
14/06/2023
MaraBo Kaliya inaN NoqoNo Kuwo Is jecel mudo KadiBna KaLa tagNa E WaxaN Rabada InaN Wada Jirno ILa DhaMaadKa NolosheeNa waXkasToo DhaCaNa SiWada Jira U xaLiyaH Hppti Ifka wax ina dhibo ILAH InaMa TusO
riyadu fiiCaNa Markaad Single tahay🤣
Jumca Mubarak❤🩸 Anwar
09/06/2023
~ Hadaan ku sifeeyo, waxaan kuu qabaa jacayl aan dhamaad iyo xuduud midna lahayn
Mid aan hurdoonaYn, mid aan dhimanaYn
Jacayl aan ku haraad bixin adiga mooyee
Cid kale, jacayl si joogta dib ugu dhalanaYa
Jacayl ruuxda u hogaaminaya goob kastoo aad ku sugantahay. Gacaliye sow wax aan badnayn oo iska basiid ah maahan.....🥀❤️Jaceylku waa nolol qurxoon lkn waxa daremo
dadaka kaliyah ee si dhabta isku jecel lkn mahaysataa
qof sas kuujecel adiga 🌹🥺ɴᴏʟᴏsʜᴀ sɪɪ ᴡᴀʟʙᴀ ᴀʏ ᴜ ᴀᴅᴋᴀᴀᴛᴀ ʜᴀ ɴᴏǫᴏɴɪɴᴀ ᴋᴜ ᴡɪɪ ᴋᴀʟᴀ ᴡᴇᴇᴄᴅᴀʏ ᴜ ᴀᴅᴋᴇᴇsᴛᴀ ᴅʜɪʙᴀᴀᴛᴀᴅᴀ ɴᴏʟᴏsʜᴀ ᴀᴀᴅ ʟᴀ ᴋᴜʟᴀɴᴛᴀᴀɴ😧🙍ᴍᴀʀʙᴀ ʜᴀᴅɪɪ ᴀᴀᴅ ʜᴇʏsᴀᴛᴏ ǫᴏғ ᴅʜɪʙᴋᴀᴀᴅᴀ ᴜ ʙᴀᴅᴀʟᴀ ғᴀʀxᴀᴅ ᴍᴀʀ ᴡᴀʟɪʙᴀɴᴀ ᴋᴜ ᴅᴀɴᴇᴇʏᴀ ɪɴᴛᴀᴀᴅᴀɴ ɴᴏǫᴏɴ xᴀᴀsᴋɪɪsᴀ👸ᴊᴀᴄᴇʏʟᴋᴀ ᴡᴀᴀ ᴅᴀʀᴇᴇɴ ᴇᴇ ᴍᴀ ᴀʜɴ ʀᴀʙɪᴛᴀᴀɴ sᴀᴀs ᴀʏ ᴛᴀʜᴀʏ ᴅᴀᴅᴋᴀ ǫᴀᴀʀ ᴍᴀ ɢᴀʀᴀɴᴀʏᴀᴀɴ ᴅᴀʀᴇᴇɴᴋᴀᴀᴀ ᴍxᴀᴀ ʏᴇʟᴀʏ❤sᴀɴᴋᴀᴀɴ ᴍᴀ ᴊɪʀᴀᴀɴ ᴅᴀᴅ ᴊᴀᴄᴇʏʟᴋᴀ ǫɪɪᴍᴇʏɴᴀʏᴀ ʜᴀᴅᴀʙᴀ ʜᴀᴅᴀᴅ ʜᴇʏsᴀᴛᴏ ǫᴏғ ᴋᴜ ᴊᴇᴄᴇʟ ʜᴀᴅᴀʙᴀ ʜᴀ ɪsᴋᴀ ғᴏɢᴇᴇɴ...❤💏ɪɴᴛᴀ ɪs ᴊᴇᴄᴇʟ ɪsᴋᴜ ᴡᴀᴀʀᴀ.....💟❤
Follow dhaha hadii aad jecelka aaminsan tahay anwar
20/05/2023
Ma Ogtahay MarkaaN AdiGa KuLa HadlaaYo InuuSaN JiriN NooLe IGa Farxad BadaN sabato aH WaxaN la HadlaYa Boqorad ay Ragoo dhaN RaadiNayaN WaN Ku JecLaHay hppti💯✨🤍
anwar. isoo rac
14/05/2023
Wiilkan Yar maxa ka xasusata
Only legends Ba garanaya
09/05/2023
Dantadu markey timado
Anoo kugu dabro teyda
Ayaa I dreami weyday🥹
Raja dishay aan laha
Run ba daday an jecla😫
Riyaa durtay aan oga
Waxd igu rebtay daqar
Damqashiyo xususo badan😔
Xirirki isdidka iyo xumo
Dhan ka dahana
Xirirki donisti iyo rajadenu
Ku dugneed..😌
Sida dayax toban iyodhowra
Xirirkan dawan jiray
Xarirkan sida dahab
Dhankeyga udaryeli jiray🥹
Xiirirkan ka daday waxii
Didma keeni karo 😫
Xirirkan dud ka yir waxi
Dumin kara isaga 🥹
Wa adigi dabin uqowlay🥹🥹
Dar alle anoo ka fileyn
🥰😍🍁
09/05/2023
Macaanto ma lihid saluug mana tihid sida noolaha oo kale waxaan aaminsanahey inaad wax dheertahey dhamaan aadanaha.
Ismaan laheyn Dunidaan ayaa jaceyl kugu soo marayaa jaceylkana waxaanba ka aaminsanaa wax khiyaali ah laakiin intuu I haleeley ayuu sare ila tagey waayo adigaan ku jeclaaday oo jaceylkii aan Khiyaaliga ka aaminsanaa ayaa weerar igu soo qaadey qalbigeyguna ma habsaaminee wuxuu jeclaadey qalbi u qalma jaceylka.
𝖩𝖾𝖼𝖾𝗅𝗄𝖺 𝗁𝖺 𝗐𝖺𝖺𝗋𝗈 𝖽𝖺𝖽𝗄𝖾𝗒𝗀𝖺𝗁🥰😍
29/04/2023
Jaceyl hadaa kuu soo bandhigto ma iga Aqbali laheyd🥺🫣❤️
29/04/2023
Sir makuu sheegi karaa? Waxaan ahay qof adiga kugu waashay.
Uma baahni subaxdii in aan cabo kafeey, kaliya in aan adiga kaa fikiro, Jaceylkaagu waa kiciyaha dareemaheyga.
Kulankeenii ugu horeeyay ee aan kulanay, waxaan ku fikiray in aad tahay ninka ugu degan, ugu akhlaaqda wanagsan, uguna quruxda badan aduunka. Hadda waxaan arkaa inaad ka qurux badan ahay ninkaasi, maxaa yeelay waxaad dhameytirtay nolosheyda.
Waad ku mahadsantahay inaad noqoto saaxibkeyga, jaceylkeyga iyo Qalbgeyga. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan kula qaato cimrigeyga inta ka dhiman nolosheyda. ❤🫂🔐
26/04/2023
Gacaliso Nolal ma jirto adiga la`aantaada Qof ma jiro aan nolasheyda ku aamini karo ilaan adiga ka aheyn waxaa tahay Qalbigeyga iyo Nolashyeyda Ha igu kalifin inaan u dhinto Jaceylkaaga Dartiisa.🌍🫂❤
Follow asxbta
26/04/2023
Sida dhibicda roobka ayaan kuu dhowrayaa oo sida ilma yaroo dhallaan ah ayaan kuu ilaaliyaa ee macaan adigoo soo jeeda ii dheh waan ku jeclahay anna.🌍❤
Plzs fallow asxbta
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Emplacement
Type
Site Web
Adresse
Kinshasa