Faysal Qoobey

Faysal Qoobey

Partager

Kala soco wararka ciyaaraha kuwii ugu dambeeyey, Falaaqeen ku saleysan aqoon iyo waayo aragnimo sports ah, fadlan comments, share.

like,fallow mahadsanidiin asxaabta dhamaantiin.

Fonctionnement normal

29/01/2025

Arsenal wilkaan watkins ee 60M kagudbisay aston villa nah wey soo diiday meequu u qalmaa aad islesahay adiga?

29/01/2025

Markaa maqashid in booskaaga ciyaaryahan cusub naadiga keensaday 😁😁😁..
Luke shaw oo tababarka buuxa ku soo laabtay

29/01/2025

Mid inoo joogo hal qof maku seexan karo ninkaan meeshaas madax laga dhalinaaa war kan yaa inoo keeno

28/01/2025

Luke shaw meesha nagu heystay bal imaaw dhaw dhaacawiciis ha iska watee

Photos from Faysal Qoobey's post 28/01/2025

walee wey dhimatay united Arsenal 2013kii sidee eheed aa soo mareenaa 2025 yaab

26/01/2025

Manchester united waxay heshay new striker Lisandro Martinez

26/01/2025

Bernardo.Sikva halftime markuu arkay in Dembele badal lagu keenay wuu orday Guardiola u soo sheegay asagane garoonka lagu ciqaabay

26/01/2025

labadaan nin ciyaartii h**e waala isku booteeyay manta war ayaa jiro walee

26/01/2025

mexee dheheeh horyaalka qaadena fc cabdale shideeye mobeyl celis cml aa goroonkii ugadateen xoog weyn laliga cad cadka waligaa haaka shakin✅

25/01/2025

15 daqiiqo keliya ka xigta Arsenal inay Champions league 🏆 ku guuleystaan Arsenal...
Yaa xasuusto wixii dhacay kulankaan

25/01/2025

Man City oo ka jiifto aa Chelsea home iyo Away garaacday sanadkaan..
Hal bil ka hor Chelsea fans mxay dhahaayeen haddaa kulankaan badino Liverpool iyo hogaanka hal dhibic u jirsaneynaa 😁😁😁

25/01/2025

abdiqadir mexee dheheen city sida kawanle cml uu dadka boobaa yah asaa laboobay miskiin🤣

25/01/2025

Kubadaas Red card miyaaa ? 😳😳
Wolves vs Arsenal

24/01/2025

ar suuq xumaa united midkaan aaba chelsea xitaa udheelin mexee kufaleen hada?

21/01/2025

Ninkaan iyo bareejo mxaa Kala heysto haddii jeenyo loo balamiyo xataa bareejo la galaaa.
Juventus gacan bareejo ku dhimatay

21/01/2025

booska Rashford damiin ninkaan nookeena shaxda 343 xitaa wuu kusoo baxaa ninkaan lokmaan wax kle wye walee✅

21/01/2025

Garnacho 65 million ..
Ma iibin lahayd mise ..
Jawaabta

Vous voulez que votre entreprise soit Gym la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Vidéos (voir toutes)

Bernardo.Sikva halftime markuu arkay in Dembele badal lagu keenay wuu orday Guardiola u soo sheegay asagane garoonka lag...
Haddaa Araktaan Anigoo Aqbaarta Real Betis idiin soo xariiqaayo iigu qaata..
waa aamin sanahay waqtiga Arteta hadii lasiiyo oo uu 7sano joogo in uu horyaal iyo champion qaado ninkaan✅
ilmo aabahood aa kaweyn isdajiya fc musqul gadoow🤣🤣 buuqa dhaafa
Waa kanaa video 📹  aa sugeyseyn Saliba mxaa lagu sameeye.. #manutdfans Share
waqti bdn waaku baxay walee taageere Arsenal🤣🤣
Football ⚽️ 25 sano ka badan ku dhex jiraa weligee ma maqlin ciyaartoy la diiwan gelin waayay iyo garoon aroos iyo xafla...
liverpool waaku baashalnay asbuucaan🤣🤣
koox yar aa kujirto meshaan oo waligeed champion legue qaadin hadaa shekto 50$ qaado🤣🤣
Reaction from Pep And Amorim
Ten hag meesha mxaa keenay
onana wuxuu nagu haayo🤣🤣

Type

Adresse


Jamaal Abdinasir Street , Mogadishu
Democratic Republic Of The