26/04/2024
Laberiya goos goos
asxaabta hala soo follow gareeyo films
26/04/2024
01/01/2024
🚨🔵🔴》Saadaasha qaar kamid ah saaxiibada ku xiran Page-kan ee kasoo aragti dhiibtay kulanka adag ee maanta dhex mari doono Maamul goboleedyada kala ah Banadir iyo Koonfur Galbeed.
Waa kuma saaxiibka aadiskusaadaaltihiin?
Fallow my Page Mursal Mane 10 👈
Kulankii HIRSHABELLE 1 VS GALMUDUG 1
01/01/2024
Saadaali Kulanka Weyn ee u dheeya Galmudug iyo Hirshabeele Tartanka Maamul Goboleedyada.
oo Ku guuleyso $40 Abaal marin ah oo ay Maalgalisay ama bisay Shirkadda Sarifka ee 1XBET Somali Football.
Si aad lacagta u heshid Buuxi dhamaan SHURUUDAHA 4 ah :👇👀
1️⃣. Follow Soo dheh Page-ka
2️⃣. Postiga 5 Group ku Shere Garey
3️⃣. Magacada Iyo Nambarkaada
4️⃣. Saadaasha Kulanka Waa Inta Eysan Bilawan Kulanka Nasiib Wacan
.
.
.
01/01/2024
AAN U DUCEYNO - AUN - IBRAAHIM MASCUUD
Saaxiibkey, halyeeyga Gobolka Banaadir, qalbigeena k**a go'i doontid.
Waxaan kugu xasuusan doonaa geesinimadi aad u hurtay Gobolka iyo sidii aad noo farxad galisay intii aad xirneed maaliyadaan.
Maantoo kale 3-sano ka hor ayuu nagu hogaamiyay koobka aan difaacaneyno ka Banaadir ahaan.
Maanta wuu naga hooseeyaa, aan u duceyno in alle janadiisa ku irsaaqo 🙏🏽🤲🏾🤲🏾
LEGEND FOR EVER 🤝🔥
01/01/2024
CIYAARTOY LACAG LOO BALANQAADO ❌
In ciyaartoy loo balanqaado lacag haduu gooldhaliyo waxey keeni kartaa wadashaqeyn la'aan kooxda ah & ka fikirka qof walba iskiis ee lacagta.
Siyaasiyiinta & bulshada kale ee balanqaadyada nuucaan ah sameeya waa ineysan kooxaha ula imaan waxyaabaha nuucaan ah.
Ballanqaadka waa iney kooxda dhan wada hesho si guusha iyo goolkaba loogu raadiyo si wadajir ah.
Goormaan ka weynaaneynaa waxaan 👋🏾
01/01/2024
Saadaali Kulanka Weyn ee u dheeya Galmudug iyo Hirshabeele Tartanka Maamul Goboleedyada.
oo Ku guuleyso $40 Abaal marin ah oo ay Maalgalisay ama bisay Shirkadda Sarifka ee 1XBET Somali Football.
Si aad lacagta u heshid Buuxi dhamaan SHURUUDAHA 4 ah :👇👀
1️⃣. Follow Soo dheh Page-ka
2️⃣. Postiga 5 Group ku Shere Garey
3️⃣. Magacada Iyo Nambarkaada
4️⃣. Saadaasha Kulanka Waa Inta Eysan Bilawan Kulanka Nasiib Wacan
28/11/2023
Idiris Bilaal Ayaa dhaliyay goolka Xulkeena.🇸🇴🇸🇴
Insha allaah guusha waa Somalia
soomalia
gooooooooooool
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Emplacement
Type
Téléphone
Site Web
Adresse
Democratic Republic Of The