Jeenyo Fc

Jeenyo  Fc

Partager

Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Jeenyo Fc, Équipe sportive, Democratic Republic of the.

21/04/2023

CIID WANAAGSAN DHAMAAN ASXAABTA NAGU XIRAN🌙

Photos from Jeenyo  Fc's post 23/03/2023

SAWIRRO: Furitaanka koobka Ramadaan Cup ee garoonka Ciyaaraha




Dhamaan ciyaaartoyda kooxda iyo guddiga kooxda iyo macaliminta mahad celinayna shaqada wanaagsaneed soo bandhigeen
Lugtii kowbada tartanka ciyaaraha stadium
Jeenyo fc is not easy

15/03/2023

Dhaman kooxda jeenyo fc waxan halkan safar salamo marinaysaa ciyaaryahankeedi ah abdi maalik Ďäähïŕ oo shalay taqriiqda eheed 14/3/2023
Maalin talaado eheed
Waa ciyaaryahan ayaa kooxda wax badan qabtay
Wax ka mid ah ciyaartoyda ahaa kooxda laf dhabarta kooxda kaasi matalayaa ilaa 7 sano dhamaan waxan ka leenahay marka ma go idoon qalbigeena iyo quluubteaan

Photos from Jeenyo  Fc's post 02/01/2023

Glbta ayaan ciyaaraynaa kulankii kowbada ee Sabas cusub 2023 waxan rajeena inaan kala soo noqo guul lagu farxo iyo wax qabadkii h**e loo kooxda jeenyo fc

Photos from Jeenyo  Fc's post 31/12/2022

BAY BAY sanadka 2022 wuxuu ahaaa sanad aan aad ushaqeynay runtii oo aan ka.gudubnay caqabado badan waana siiwadi doonaa shaqada aan uheeno dhalinyarada

Photos from Jeenyo  Fc's post 07/12/2022

Waxaa Shalay Ka Qayb Galnay Qorituurka Nihaal Cup Oo Kabilawan Rabo Ex_Control Balcad Waxaan Rajeyneynaa Ino Allah Nofududeeyo Guusha
VIVA Jeenyo football clup 💪👊

Photos from Jeenyo  Fc's post 07/12/2022

Kooxda jeenyo football clup
Ayaa glbta furatay agab cusub taasi oo soo qeyb galin dhamaan player madax kooxda jeenyo fc

28/11/2022

Glbta wax la ciyaaarnay kulan saxiibtinimo dhigeena Daarusalam academy
Halkaasi oo kubada dhamaan tageerasheena stadium colow ugu riyaan qeena
Glbta goalsha wax kale dhaliyaye
Cali no: 11 wato 2 goal
Diin no 10 wato 1 goal
Sakariye no 15 wato 1 goal
Najiib ejey no 4 wato 1 goal
Ciyaarta Glbta ku soo dhamaatay jeenyo football clup 5 goal Daarusalam academy 2 goal

Photos from Jeenyo  Fc's post 25/11/2022

Kubada cagtu waa is dhex gal iyo is walaalaysi
Football with out respect is nothing ⚽️

Jeenyo football clup

23/11/2022

Jeenyo football clup ayaa glbta kulan kuciyaari doonto garoonka cadaani
Marka dhamaan tageerasha iyo inkasta oo xiisaysa ciyaarista kooxda jeenyo football clup soo qeyb galaan kulanka glbta ayaan laga sheekayna ee ka sheekay

Photos from Jeenyo  Fc's post 22/11/2022

Wlcm to jeecnyo FC snhaaciye 🤴🐐🦁⚽️

Photos from Jeenyo  Fc's post 22/11/2022

Hambalyo hambalyo kooxda faca ween ee jeenyo Fc ayaa udabaal dagty sanadguurada teamka ee7aad.

Share like and follow 🦁👍

Vous voulez que votre entreprise soit Gym la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Site Web

Adresse


Democratic Republic Of The