14/02/2023
Stefan Bajcetic Wuxu Ahaa Khadka Dhexe Ee Caawa Ka Iftiimayey Gagida Anfield Waa 18jir ka Adag Bir waa Xirfadle kudarsadey Hal Abuur Daganantiisu Waa Boqol Boqol.
Waa Khadka Dhexe Liverpool Ugu wanagsan xili Ciyaaredkan Laga Soo Bilaabo Chelsea,Ilaaa Derby Merseyside Ee Caawa.
Waa Mustaqbalka Khadka Dhexe Liverpool Wuxu U Qalmaa Boos Joogto Ah Bilaa shuruud La.aan.
Walahay Wuu iga yaabsadey Bajcetic 🇪🇦wuxu Uqalmo Siiiya ❤
ALI ADAN APDI
14/02/2023
29/01/2023
25/01/2023
01/12/2022
27/10/2022