Tigers Football Club

Tigers Football Club

Partager

kuso dhawaw page ka koxda facawayn leh ee fc tiger's 🐅

Photos from Tigers Football Club's post 05/01/2026

BISMILLAH

‎HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
‎DHAMAAN CIYARTOYDA TIGERS FOOTBALL CLUB C (SHABEELADA )

‎Ugu horayn Waxaa Mahado Dhan iska leh Allah ( SWT ) oo ino surto galiyay maanta inan gaarno k**a dambeysta tartanka Ka socdo Degmada aware

‎Marka 2aad waxan halkan oga Hambalyeneynaa dhamaan ciyariyahanada kooxda guushii taariiqiga ahed ay gaareen maanta

‎Marka 3aad waxan halkan hambalyo oga direena dhigeen diamond fc oo maanta so bandhigay ciyaar qurux badan iyo dadaal wanagsan kubaduna wa cadaan iyo madow.

‎Marka 4aad waxan halkaan oga mahadcelinayna gudigii so qaban qaabiyay inu no qabsoomo tartankaan iyo garsoorayaashii uso dhabar adeegay inay dhaxdhaxadiyaan Tartanka oo dhan.

‎gudiga fiifada
‎ madaxafised Yusuf yosle
‎madaxafised Ahmed imir
‎ madaxafised bishaar
‎Madaxafised ahna macalinka degmada Mohamed xasan

‎ siidhwayashi so daadihiyey cup
‎ siidhwade wali Mohamed ibraahin
‎Sidhwade aaden barre
‎Sidhwade khadar sheikh
‎Sidhwade cadnan Mohamed

‎Si wayn Baad dhalinyarta degmada ugu hagarbaxdene ilahay haydinka ajir siiyo walaaladayo,🙏❤️

‎Intas kadib 👇

‎CIYAARTII MAANTA WAXAY KUSO IDLATAY SIDA TAN

‎TIGERS FC 2️⃣- 0️⃣ DIAMOND FC
‎Goals👇
‎ N.DECO ⚽
‎CAPTAIN ROSEY ⚽ ASSIST BY AARIYO



‎CIYARIYAHANKII UGU FIICNA INTUU KOOBKU SOCDEY AHMED HASEN GEEDIYANO🔥⭐️

‎HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
‎ TIGERS 🔥

Photos from Tigers Football Club's post 31/12/2025

YEAH TIGERS FOOTBALL CLUB

FINAAAL 🤗🥊

Cemera man Yahye Yusuf

Photos from Tigers Football Club's post 28/12/2025

ALHAMDULILAH 7 POINTS

TIGERS 2️⃣VS REAL STAR 1️⃣

GOALS 👇
AARIYO⚽ ASSIST BY CAPTAIN ROSEY
DECO ⚽ ASISST BY CARAFAD CR

Tigers Football Club 🥊🙏❤️

Photos from Tigers Football Club's post 24/12/2025

ALHAMDULILAH FIRST GAME 3 POINTS 🤗🙏
Tigers Football Club

GOALS 👇
SUHAYB SHANKO ⚽ ASISST BY BARRE
AHMED GEEDI ⚽ ASISST BY AARIYO

Photos from Tigers Football Club's post 04/12/2025

‎Bismilh

Waxay maanta Ciyaar saxibtinimo dhaxmartay kabada kooxood ee kala ah

‎Tigers football club vs guna-gado fottbal club
‎ ‎Waxay guushu raacday kooxdi martida ahayd ee ka timid maamul magalada gunagado ee gobolka jarar
goals
Tigers nuur indho case ⚽
Gunagado club
Aariyo ⚽⚽


‎Quruxda kubada cagtu waa ixtiraamka qof walba ku ixtiraam wangiisa silaguu ixtiraamo football Respect 🙏❤️

Hanbalyo sxpayal gunagado club waad guulaysaten i.a waan idinka daba Iman doona ilahay safarka haydinku nabad galyo🙏❤️

Photos from Tigers Football Club's post 03/12/2025

Sawir kulmiyey macalin iyo ardaydiis maanta wa sawir lkn bari wa xasuus 😘

nabadi korkiina ha ahaato dhalinyaro future football club 🥊❤️🙏

Photos from Tigers Football Club's post 26/11/2025

Fc future Maanta waan ciyaaray waynuna dadaalnay waxaynu ahayn koox Dadaal badan muujisay waxad ahyden kooxda kaliye finalka iska xaadirisay iyagoon arag wax guuldarro dadaalkeena maxsuulkiisi intaa ayuu inoo gooyay, sababtoo ah waxaa la inooga baahnaa dadaal intaa ka badan lkn maynaan la imanin iyadoyna wax hagrasha ah inagu jirin.
Intaa dabadeed kubadu waa barcad iyo bar madow, garoonkana waxaa loo tagaa guul iyo guul daro labadaba, nasiib daro se guul daradii ayaa xageena ahaatay, balse waxaan rajaynayaa inaynu cashar ka barano,

Ugu danbayn Kubadu waa bar madow iyo barcad waad dadaasheen meel fiican waad gaadheen waad soolaaban doonaa next cup in shaallah

Guul iyo Guul daradaba waad mahadsantihiin my blood future 🤗❤️

17/11/2025

FUTURE1️⃣ 🆚️ KASHMIIR 1️⃣

DRW👏
⬇️
⏭️GOAL
⏭️ADNAN BADAL ⚽️
⏭️ ASISST
⏭️ F.FABIO👏😎


MAN OF THE MATCH
⏭️CADNAN BADAL WALI👏🏻💡

7 point ✌️

Photos from Tigers Football Club's post 14/11/2025

ALX WIN✌️👏🏻 SECOND LEGG. ( 6 POINT👏🏻)

FUTURE1️⃣🆚️ WOLVES0️⃣

GOALS⬇️
CAPTAIN AMDHIIN⚽️
ASISST⬇️
JIMCALE COMMON👏🏻

MAN OF THE MATCH CAPTAIN AMADHIIN👏❤️💡

GOOD LUCK❤️

Photos from Tigers Football Club's post 13/11/2025

ALHAMDULILH FIRST MACH WIN✌️❤️

FUTURE 1️⃣VS ROMA0️⃣

⬇️
SHAWGA ⚽️
⏭️ ASISST CAPTAIN AMADHIIN

MAN OF THE MACH SHOWGA😎👏🏻

Good luck💡

Photos from Tigers Football Club's post 09/11/2025

FREINDLY MATCH

FUTURE 2️⃣ 🆚0️⃣️ WOLVES JR HORYAL

GOALS⬇️
ROSEY⚽️
A-NUR ⚽️

MAN OF THE MATCH CAPTAN AMADHIIN👏🏻🔥❤️

BOYZ👏🏻

Photos from Tigers Football Club's post 05/11/2025

FREINDLY MATCH⬇️

JR GUNNERS0️⃣ 🆚️ FUTURE1️⃣

FARAX HAYBIYA ⚽️ GOAL

MAN OF THE MATCH FARAH HAYBIA👏❤️

Vous voulez que votre entreprise soit Gym la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Téléphone

Site Web

Adresse


Democratic Republic Of The