12/02/2023
In honour of the Super Bowl this weekend, we're throwing it back to when Tom Brady visited Old Trafford 🙌
🏈 NFL
only United Fans like and fallow abdiqani
12/02/2023
In honour of the Super Bowl this weekend, we're throwing it back to when Tom Brady visited Old Trafford 🙌
🏈 NFL
🕋JUMMA🕌 MUBARAK 🕋
🌙RAMADAN💥MUBARAK🌙
⭐TO🌿ALL🕋MUSLIMS❤
💯AROUND💝THE WORLD🌎
06/10/2021
Marcus Rashford ayaa dhaliyay laba gool kulan albaabadu u xirnaayeen ee Man United 3-0 ay kaga badiyeen kooxda Blackburn Rovers maanta .
Welcome back Rashy dhabtii wax badan waalagu tabay..🔥
-✍updy qani baban
04/10/2021
Fabrizio Romano: "Haddii xaaladdu ka sii darto toddobaadyada soo socda, is beddel ayaa ku imaan kara shaqada macalinimo."
Ma is leedahay Ole kulumadaan ku soo wajahan shaqadiisa wuu ku difaacan karaa?
✍codey man
Wll hadii aaad tahay tagero man united ah page-ka noo follow garey siina share garey🙏
04/10/2021
“Bayern Munich, PSG, Real Madrid iyo Barcelona dhamantood todobadkan waa laga adkaaday, annagana ugu yaran waxan helnay bareejo, HaHaHaHaHa .
Mar qoslaaye Ole 😂
✍Updy qani baban
Ple page-ka like inoo saar
04/10/2021
Man Utd qorshaha uguma jirto inay Ole Gunnar Solskjaer badasho xilligaan, xiriirna lama aysan sameyn maclimiin kale, balse hadii ay kasii darto xaalada kooxda isbuucyada soo socda waxaa macquul ah isbadal maclin in uu yimaado.
Xigasho: [Fabrizio Romano].
-✍updy baban
Ple page-ka like inoo saar🙏
04/10/2021
DARAJO [RECORD]:
Bruno Fernandes ayaa gaaray 50-goal Premier league oo dhalin iyo caawin iskuugu jirto 58-kulan uu kasoo muuqday.
Kaliya Andy Cole [43-kulan], Alan Shearer [54-kulan] iyo King Eric cantona [54-kulan] kaga kulama yar in lagu gaaro 50-gool D/C iskuugu jirto.
Bruno waa nin ka tagay heerkii khadka dhaxe, asigoo ku heer naqday weeraryahanada.🤣
Waxba lagama qaban karo...
✍updy qani baban
Ple page-ka noo like garey❣❣🙏
15/09/2021
Cristiano Ronaldo ayaa utagay kadibna soo hubiyay bal in nafi ku hartay ee uu noolyahay mid ka mid ahaa waardiyeyaasha garoonka ka dib markii darbo uu tuuray ay ku dhacday intii lagu jiray isku kululedntii kulanka xalay
Manchester United
Manchester United Somali Fans
Cristinano🙆♀️🙆♀️
Ple page-ka line inoo saar
noona share garey
Mahadsanidiin❣❣🙏
15/09/2021
Cristiano Ronaldo ayaa utagay kadibna soo hubiyay bal in nafi ku hartay ee uu noolyahay mid ka mid ahaa waardiyeyaasha garoonka ka dib markii darbo uu tuuray ay ku dhacday intii lagu jiray isku kululedntii kulanka xalay
Cristinano🙆♀️🙆♀️
Ple page-ka line inoo saar
noona share garey
Mahadsanidiin❣❣🙏
03/01/2021
Xiddiga Bruno Fernandes ayaa sheegay in ay kooxda Man United u baahantahay in ay si joogto ah qaab ciyaareed fiican u soo bandhigto hadii ay doonayaan in ay ku guulaystaan horyaalka premier League markii ugu horaysay tan ilaa 2013.
Fernandes ayaa shaaca ka qaaday ka dib guushii Villa:”Dabcan haa, laakiin horyaalku wali wuu ka fogyahay dhamaadka sidaas darteed waa in aan si adag u tababarano waliba sii wadno guulaha”.
“Waa in aan sii wadno maskaxda guulaha”.
“Waa wakhti h**e in aan ka hadlno ku guulaysiga horyaalka laakiin hadii aan sii wadno guulaha Liverpool waan ku garaaci karnaa horyaalka”,
Wajantapoi
27/12/2020
Viva galmudug