Hanad Page

Hanad Page This is a sports forum.⚽
(2)

Balloon Dior xagaaga soo socda goalkaas waan u istaagay xalay 🙆
10/09/2026

Balloon Dior xagaaga soo socda goalkaas waan u istaagay xalay 🙆

🚨 Ruben Dias oo ka hadlaya waxa Ayyoub Bouaddi u sheegay ciyaartii Manchester City ee UCL oo ay la ciyaartay Porto:🗣️ Wu...
10/09/2026

🚨 Ruben Dias oo ka hadlaya waxa Ayyoub Bouaddi u sheegay ciyaartii Manchester City ee UCL oo ay la ciyaartay Porto:

🗣️ Wuu ii yimid oo wuxuu igu yiri, ‘Rúben, shan mitir u dhaqaaq dhanka bidix. Meel aad u badan ayaad ka tagaysaa fiiri gadaashaada.’ kadibna waan ku qoslay)

"Waxaan ku dhahay isla markii, 'Walaal, waxaan ciyaarayay daafaca dhexe muddo badan."

"Laakiin kadib waxaan eegay garoonka waxaana ogaaday inuu saxan yahay, sidaas darteed waan u dhaqaaqay bartii uu ii tilmaamaaye."

Taasi waa waxa aan ka jeclahay Ayyoub. Waa 18 jir, laakiin marka uu ka hadlo kubadda cagta, wuxuu u hadlaa sidii isagoo 35 jir ah. Dan k**a laha qofka aad tahay. Haddii uu arko wax khaldan, wuu kuu sheegayaa.

Run ahaantii, waxaan jeclaan lahaa inaan helo saaxiib dhalinyaro ah oo geesinimo leh oo hadla marka loo eego mid wax arka oo aamusa.

'Haa, waan dhegeystay isaga. Madaxii yaraa ayaa amar bixiyay, waana raacay lkn runtii waan qoslay sababtoo ah waxaan k**a fileen inuu sidaan u aqrin karo ciyaarta wali wuu yar yahay lkn maskaxdiisa waa mid goor h**e kortay.'

'Malaha waa inaan bilaabo inaan ugu yeero gaffer.'

Ma Ogtihiin: Gabriel Jesus kulankiisii kowaad Man City Champion ka u cayaaray wuxuu gaaray shabaqa Feyenoord sanadii 201...
10/09/2026

Ma Ogtihiin: Gabriel Jesus kulankiisii kowaad Man City Champion ka u cayaaray wuxuu gaaray shabaqa Feyenoord sanadii 2017 sidoo kalena xalay kulankiisa kowaad Barca Champion ka u cayaaray isla naadiga Feyernoord ayuu shabaqooda gaaray.

Kulamada caawo Champion ka la cayaarayo.
09/09/2026

Kulamada caawo Champion ka la cayaarayo.

Enzo Fernandez: Ma ogi kooxda UEFA Champions League qaadi doonto balse waxaan dhamaanteen ognahay hal koox oo aanan qaad...
09/09/2026

Enzo Fernandez: Ma ogi kooxda UEFA Champions League qaadi doonto balse waxaan dhamaanteen ognahay hal koox oo aanan qaadi doonin!! 😁😁

Hadalkaan dadka qaar ayaa u fahmay in uu Chelsea ka wado, qaarna waxay u qaateen inuu Arsenal ka wado... adiga maxay kula tahay? 🤔😁

09/09/2026

Next waa Derby Manchester taageerayaasha Manchester United xaaladooda 😁

Erling Haaland ayaa dhaliyay goolkiisii 36-aad ee UEFA Champions League ee Manchester City, isagoo barbareeyay Sergio Ag...
08/09/2026

Erling Haaland ayaa dhaliyay goolkiisii 36-aad ee UEFA Champions League ee Manchester City, isagoo barbareeyay Sergio Agüero oo ahaa ciyaaryahanka ugu badan ee Citizens ee goolasha ugu badan ka dhaliyay tartanka UEFA Champions League.

Inevitability

Erling Haaland ayaa dhaliyay 42 gool 39 kulan oo uu ciyaaray wareega group-yada/tartanka UEFA Champions League, waana ci...
08/09/2026

Erling Haaland ayaa dhaliyay 42 gool 39 kulan oo uu ciyaaray wareega group-yada/tartanka UEFA Champions League, waana ciyaaryahanka ugu badan tan iyo xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyay ee tartanka 2019-2020.

Goal Michine 🤖

Man of the match 🤖
08/09/2026

Man of the match 🤖

Erling Haaland kulamada uu dheelay Uefa Champions League iyo goolasha uu dhaliyay waa same.!!🤖🙆‍♂️59-kulan59-gool
08/09/2026

Erling Haaland kulamada uu dheelay Uefa Champions League iyo goolasha uu dhaliyay waa same.!!🤖🙆‍♂️

59-kulan
59-gool

Adresse

Berlin

Telefon

+252618576828

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hanad Page erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Hanad Page senden:

Verknüpfungen

Hervorgehoben

Teilen

Kategorie