14/06/2026
🏆 Somali Week Summer Cup Germany 2026
⚽ Natiijooyinkii kulamadii ka dhacay magaalooyinka Mainz iyo Aschaffenburg
Kulamo xiiso badan iyo goolal fara badan ayaa lagu daawaday tartanka Somali Week Summer Cup Germany.
✅ Som Miltenberg 3️⃣–2️⃣ Som Kaiserslautern
✅ Som Nurenberg 3️⃣–0️⃣ Som Bonn
✅Som Mainz 5️⃣–1️⃣ Som Idar Oberstein
✅Som Nuess 3️⃣–0️⃣ Som Schweinfurt
✅Som Koln 5️⃣–3️⃣ Som Worms
🔥 Kooxaha ayaa soo bandhigay ciyaaro heer sare ah, iyadoo taageerayaashuna ay ku riyaaqeen bandhig kubbadeed oo qurux badan.
Hambalyo dhammaan kooxihii guulaystay, waxaana la sugayaa kulamada xiga ee tartanka.