Hodman Fitness Center

Hodman Fitness Center Nagu soo biir ❤️

Hada Dalbo hada hel
22/11/2024

Hada Dalbo hada hel

20/11/2024

Suunka caloosha

Waxaan kuu haynaa sunkaas oo Loo gu tala galay jilbo xanuunka soo dhawoow
20/11/2024

Waxaan kuu haynaa sunkaas oo Loo gu tala galay jilbo xanuunka soo dhawoow

Available
18/11/2024

Available

18/11/2024

Soo dhawoow macmiil Waxaan kuu keenay suunkii caloosha lagu yareenayey kaas oo kaa caawinay si fudud in murqaha caloosha Dib u laabtaan

16/07/2024

Macamiil waxaan idiin keenay suunka caloosha lagu yareeyo oo noocya kala duwan ah iyo Gloveska gymka loo is ticmalaalo

30/01/2024

Soo dhawoow Macmiil

29/01/2024

Qayb ka mida macmiisheena oo shaqo loo qabanayo

29/01/2024

Welcome Hodman fitness and Therapy

23/01/2024

Hodman Fitness and Therapy

Qaybta fitness waxaa ka helaysaa qalab kaa caawinaya si aad u gaarto hadfkaaga hanoqdo miisaan dhimis ama and miisaan kordhim .

Sidoo kale Qaybta Therapy ga waxay kaa caawinayaa in lagula tacaalo hadba sidii laguu hayo Waxaadna ka helaysaa qalab looga tala galay Luga xanuunka, Garbaga xanuunka,Dhabarka xanuunka, iyo gacma xanuunka Sidoo kale waxaa goobta ka helaysaa Tobida jirka oo dhakaystiran

wixii faahfaahin dheeraada Fadlan nagala soo xiriir
Tell : 0907341313
Goobta : Galdogob Mudug somalia

Adresse

Xaafada Dalxiis Wabiri RD Goldogob Somalia
Leimen

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hodman Fitness Center erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen