Xogta Sugan Sports

Anrufen Wegbeschreibung Website Service kontaktieren

Xogta Sugan Sports Xogta Sugan Ugu Kaalay Barnamijyo Tayo badan Warar La Hubo ,warka suuqa kala iibsiga , Aduunka o dhan

Full Time | Pre-Season Game | Warfaafinta Borama 2 vs Maalgashiga Hargeisa 2
27/07/2024

Full Time | Pre-Season Game |

Warfaafinta Borama 2 vs Maalgashiga Hargeisa 2


| Super Cup |Jamuriya Vs Danab Hargeisa 4:00 Galabnimo Haaji Daahir Stadium Borama
27/07/2024

| Super Cup |

Jamuriya Vs Danab Hargeisa

4:00 Galabnimo
Haaji Daahir Stadium
Borama

Pre-Season Match :Maalgashiga Hargeysa vs Warfaafinta BooramaHargeysa Stadium4:00pm
27/07/2024

Pre-Season Match :
Maalgashiga Hargeysa vs Warfaafinta Boorama
Hargeysa Stadium
4:00pm

Kooxda Waxool (Ex Badhaale Burco ) oo safar dalxiis iyo dalbarasho ku joogta magaalada borama ayaa ciyaar saaxiibtinimo ...
25/07/2024

Kooxda Waxool (Ex Badhaale Burco ) oo safar dalxiis iyo dalbarasho ku joogta magaalada borama ayaa ciyaar saaxiibtinimo kula ciyaari doonta stadium haaji daahir kooxda Heerka Sadexaad Ee Jamuuriya Oo Borama Ka Dhisan

Jamuriya Borama 🆚 Waxool Burco

Sadaali kulanka?

Madaxweynaha XKCSL Fuaad axmed cali ayaa ku dhawaaqay xiliga la bilaabayo diwaan-gelinta Tababarka Macalimiinta iyo Gars...
23/07/2024

Madaxweynaha XKCSL Fuaad axmed cali ayaa ku dhawaaqay xiliga la bilaabayo diwaan-gelinta Tababarka Macalimiinta iyo Garsoorka cusub.

24-7-2024 waa maalinta ay bilaabmi doonto diwaangelintu .

🚨 | 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎:  𝐁𝐚𝐡𝐝𝐨𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐫𝐢𝐨 𝐓𝐨 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐁𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚Xidigii H**e ee kooxaha Gaashaan hargeisa iyo maaliyada hargeisa  ...
20/07/2024

🚨 | 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎: 𝐁𝐚𝐡𝐝𝐨𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐫𝐢𝐨 𝐓𝐨 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐁𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚

Xidigii H**e ee kooxaha Gaashaan hargeisa iyo maaliyada hargeisa 𝐁𝐚𝐡𝐝𝐨𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐫𝐢𝐨 ayaa heshiis rasmi ah la gaadhay kooxda ku ciyaarta magaca dawlada hoose ee borama

𝐁𝐚𝐡𝐝𝐨𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐫𝐢𝐨 Heshiiska shaqsigaa la gaadhay kooxda haysta koobka Champion-ka gobolka awdal 2021 ee Dawlada Hoose Borama .

Muxuu ku soo kordhin karaa Shaxda kooxda D.H.B 𝐁𝐚𝐡𝐝𝐨𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐫𝐢𝐨 ?

Xogta Sugan Sports

Dhaqdhaqaaqa Suuqa Kala Iibsiga (Borama)Xidigii H**e ee kooxaha Maaliyada hargeisa Iyo Gashaan Ayaa Mar Labaad Ku soo no...
19/07/2024

Dhaqdhaqaaqa Suuqa Kala Iibsiga (Borama)

Xidigii H**e ee kooxaha Maaliyada hargeisa Iyo Gashaan Ayaa Mar Labaad Ku soo noqon doona horyaalka Gobolka Awdal Magalaadiisa Borama

(Captianki Xulka Gobolka Awdal 2020 ) iyo Ku Guulaystaha ( Koobka Gobolada Somaliland 2016 ) Ayaa Heshiis la gaadhi doona Saacadaha soo socda koox ka mida kooxaha heerka koobaad ee gobolka Awdal…….

kooxdee ayuu difaaci karaa markan?
Sadaali ?


🚨 | 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎: 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐢𝐝 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐨 𝐟𝐭 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐢𝐞𝐧 To 𝐄𝐦𝐩𝐢𝐫𝐞 𝐅𝐨𝐨𝐭𝐛𝐚𝐥𝐥 𝐂𝐥𝐮𝐛 Kooxda Heerka Sadexaad ee Empire Football Club ayaa hesh...
18/07/2024

🚨 | 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎: 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐢𝐝 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐨 𝐟𝐭 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐢𝐞𝐧 To 𝐄𝐦𝐩𝐢𝐫𝐞 𝐅𝐨𝐨𝐭𝐛𝐚𝐥𝐥 𝐂𝐥𝐮𝐛

Kooxda Heerka Sadexaad ee Empire Football Club ayaa heshiis rasmi ah la gaadhay 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐢𝐝 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐨 iyo 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐢𝐞𝐧

Labadan Laacib ayaa ka soo booqalay kooxaha (Cska Moscow 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐢𝐝 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐨) iyo ( Lyon 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐢𝐞𝐧)

Heshiiska labada dhinac ayaa si wanaagsan kusoo dhamaaday heshiiskana qalinka ayay ku duugeen .


Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Cabdirisaaq Muuse Faarax ayaa ku dhawaaqay horyaalada kubbadda cagta ee ...
17/07/2024

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Cabdirisaaq Muuse Faarax ayaa ku dhawaaqay horyaalada kubbadda cagta ee Caasimada iyo gobolada dalka iyo Horyaalada Kubbadda Kolayga ee Hargeysa. Waana sidan:-

Kubbadda Cagta Heerka 1aad, 2aad iyo 3aad Hargeysa ​​August, 11, 2024.

Horyaalada Kubbadda Cagta Heerka 1aad iyo 2aad Borama ​​​August, 15, 2024

Horyaalada Kubbadda Cagta Heerka 1aad iyo 2aad Sanaag​​​August, 18, 2024

Horyaalada Kubbadda Cagta Heerka 1aad iyo 2aad Togdheer​​​September, 16, 2024

Horyaalda Kubbadda Cagta Heerka 1aad iyo 2aad Saaxil​​​​September, 17, 2024

Horyaalada Kubbadda Cagta Heerka 1aad iyo 2aad Gabilay​​​September, 18, 2024

Horyaalka Kubbadda Kolayga Heerka 1aad iyo 2aad Hargeysa ​​​​22, July, 2024

kala soco Horyaalada dalka

Kylian Mbappé oo wax laga waydiiyey dareenkisa maanta ee ku biiritaan kooxda faca weyn ee Madrid ayaa ku jawabay, "Waxaa...
16/07/2024

Kylian Mbappé oo wax laga waydiiyey dareenkisa maanta ee ku biiritaan kooxda faca weyn ee Madrid ayaa ku jawabay,

"Waxaan arkay hooyaday oo ilmaynaysa, waxay ii tahay maanta maalin cajiib ah, Aan ku idhaahdo mahadsanid Florentino Pérez”.

Adresse

Leopoldstraße
Munich

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Xogta Sugan Sports etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Xogta Sugan Sports senden:

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie