11/06/2026
Mahad Salaad, oo kulan la qaatay Xil. Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xasan Cali Kheyre, ayaa u sheegay in aan mar dambe ciidamo la soo dul dhigi doonin goobaha ay ku deganyihiin yihiin.
Page Abdikhani Garaare, publishes reliable News about inside Somalia and international updates .
11/06/2026
Mahad Salaad, oo kulan la qaatay Xil. Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xasan Cali Kheyre, ayaa u sheegay in aan mar dambe ciidamo la soo dul dhigi doonin goobaha ay ku deganyihiin yihiin.
Galmudug Golaha wakiilada waxaa kusoo Biiiray nin weyn oo sameen ku Leh bulshada
reer Galmudug Qaasatan Galkacyo xildhibaane Abdiaziz Farah Aden Nuska
Waxqabad muuqdo ,cadaalad ,hufnaan iyo adeeg Bulsho
11/06/2026
Done ✅
🏆 Referee announced for 2026 !
We’re pleased to share that Somali referee Omar Artan will officiate the highly anticipated match between PSG and Aston Villa in Salzburg.
Madaxweyne Iiibaan axmed xassan ayaa 50k$
Siiyay garsoore cumar Cartan
Soo dhaweenta maanta jowhar waa caasimada New York camal ah oo lknse Bacaad miiran ah 😂
11/06/2026
Garsoore Cumar Cartan Ayaa kasaamen batay koopka aduunka iyado saxafada calamka ay wali hadal hayso garsoore Cumar cartan iyado intaa kudaraya inu aha garsorihi ugu fiiicna Africa uguna dada‘yara in lagarebay world cup-ka sidaas-na uu kuxiisa belay koopki dhamaa ee aduunka.
10/06/2026
"Dowladda ayaa ciidamadii ugu badnaa geysay xaafada buula xubey aaga ay dagan yihiin Xasan cali kheire, Sheikh shariif iyo xubnaha mucaaradka inta ugu badan dagan yihiin .
Ciidan farabadan ayaa lagu heereeyey aagaa lama oga sababta markale ciidan loo dul dhigay mucaaradka.
Ciidanka ayaa difaacyo difaacyo ka sameystay halka ay dageen ciidanka iney weerar yihiin iyo in kale lama oga.
Wixii soo kordhaa halkan kala soco.
Sidee uaragtaa?
Fakirkada hoos nagula wadaag 👇 comment
Olalaha doorashada kgs xildhibaanada qaar ayaa qaatay 30k$ dollar doorashada ka hor si ugu codeeyaan Aadan Madoobe
10/06/2026
Taliso xamdi oo ah sargaalad ka tirsan Nisa qeybta Airport aadan cade ayaa aflagaado iyo bahdilaad iskugu dartay waziirka wazaarada ciyaaraha
Dagaalka ayaa gundhig u ahaa markii wasiirka telephone 📱 ku dhageestay garsoore cumar Cartan mudo Hal bil ah ugu danbeyn ayaa maanta waxaa garoonka ka Soo dagay cumar Cartan si aad u weyn shacabka somaliyeed usoo dhaweeyeen inta lagu guda jiray Soo dhaweenta waxaa muran Soo dhaxgalay waziirka iyo talisada ujeedka u ahaa maxaa wiilka telephone 📞 ugu dhageestay xiligaan lama Soo celsheen balse waziirka ayaa ka amuusay talisada
Garsoore cumar Cartan ayaa Soo Gaaray caasimada Mogadisho