18/09/2021
Ciyaartii maanta labada kooxood EE somlandau iyo somstuttgart
Ku dhexmartay magalada Stuttgart
Ayaa waxay guushu ku raacday kooxda somlandau 5 :3 Stuttgart
Hambalyo dhalin yaro
Waxan nahay Team Somlandau
18/09/2021
Ciyaartii maanta labada kooxood EE somlandau iyo somstuttgart
Ku dhexmartay magalada Stuttgart
Ayaa waxay guushu ku raacday kooxda somlandau 5 :3 Stuttgart
Hambalyo dhalin yaro
Ciyaar kamida ciyaaraha kubada cagta EE is dhexgalka dhalin yarada
EE kooxaha somlandau iyo somstuttgart ayaa waxay ku soo dhamaatay .
Somlandau 5 : 3 somstuttgart
11/09/2021
FC Somlandau
19/07/2021
Match day
Mainz vs somlandau
Saturday in Mainz
24.07.2021
24/09/2020
Sagotin wacan hadanu
Nahay cayaryahanada kooxda somlandau saxiibada
Ama taageerayasha kooda anago isku duban nabadiinoπ€π€π€π€ππΎ
24/09/2020
Kooxda sv somlandau iyadooo isu duuban waxay halkan uga mahad naqayaan tababarahoodii ayaanle.
Waxan leenahay taariikhdaa ku xusi doonta
Have a safe trip
Coach ayaanle
Danke
Adbaan u salamayna dhaman
Umada somalyeed ππΎππΎππΎππΎ
Fadlan saraa
05/09/2020
Guulban idiin rajaynay naa
Lave loveππΎππΎππΎππΎππΎππΎ
29/08/2020
Cayaaryahanada somlandau
Oo halkan kasalamaya taageera
Yaashooda una diyar garoobaya
Koobka is dhexgalka bulsha waynta
Somaliyeed ee koopkaas oo ay ino
Qaban qabiyeen
Ka koox ahaan adbanu uso dhoway naynaa
Horumar kasta oo somali gaadho ama wabsato
Dhamanteen raxmanku hayna dhawro wa somalida
Germany ku nole iyo ino iyo 5 bisha hadii eebe ka dhigo laaave loveππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎ
11/08/2020
Horumar wacan sxbayaal
Ina tagerashanaw na hanbalyo
ππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎππΎ
Hambalyo waxan halka uga hambalyaynayaa kooxdayda SOMLANDAU ugudbtay SEMI FINAL KA koobka kooxaha Germany π©πͺ insha alah inaan koobkaa soo qaadno ayaan rajaynaynaa