Boqorka Bartamaha Somalia
Wilkommen in meine page
Ich lerne zu sein viele menschen
12/04/2024
Somali national army forces ( SNA ) hambalyo hambalyo maalinta aas aaska ciidanka xooga dalkeena
Geesiyada africa will coming soon insha allah
As soon as possible
Ciidanka joogta da ah ee ka howl gala dalkeena manta waxa waye 30,000 askari oo military ah isugu jidha
Military Intellegency forces
Danab
Military forces
Balse dalku waa federal
Mamul goboleed yada dalka ka jidha midka ugu tabarta yar waxa ka howl gala
Ciidan military gaaraya 12.000 askari
Marka laga yimaado ciidanka police ka oo si weyn ugu howl galo dalkeena
Kuwa oo isku darkooda lagu qiyaasi karo 100k askari oo police ah
Cududa da in la mideeyo oo kaliyah ayey somalia u bahan tahay balse ciidan kuma yara dalkeena hooyo
Cadawga soo hunguriyeyna ya dalkeena ha ogaadan inta uu wiil somali ah nool yahay in taako ka mid ah dalkeena cadaw ku soo xad gudbi karin
Dowlada dariska waa kuwa ka dharagsan in somalida ay yihiin libaaxyo hurdo
Hadii ay hurda ka kacaan oo mid noqdaana ay naftooda halis geli karo
Sida darteed bay uga shaqeeyan in qaarna hurdan , qaar ka kale na ay gooni gooni u taageeran iyago ka baqaya in cududa ciidanka somalida mid noqoto
Somali is raacdo waa awood aan la dhayal san karin
Hambalyo hambalyo SNA
Madaxweyne hasan sheekh waxa uu doonaya in uu Edbiyo dowlada itoobiye si diplomacy yad ah
Halka uu na madaxweynaha mar qura ku dhiiran in uu Edbiyo caruurta ku caasidey qarankii awoowe yaashood micnaha mamulka somaliland ayaa laga rabay in uu Edbiyo marba hadii uu isaga hayo xilka ugu sareeyo ee qaranka jamhuuriyada fedaralka somalia
Madaxweyne isku dey inaad awood military kula wareegto gabi ahaan mamulka somaliland la magac baxay cudud ciidan kuma yara somalia manta cunaqabateyntii hubka na waa laga qaadey dowlada federalka
Awood buuxda ayaad u leedahay manta in aad caruurta caasidey dib u barto qarankii ay ka dhasheen
Muhiim ma aha in la eegto kaliyah siyaasiga qiyaano qaran ka galay dalka ee waxa muhiim ah in bartiisa lagu soo jeebeyo
50,000 askari baa xeryaha ciidanka ku diyaara halka mamul goboleed yada fedaralka aad manta ka heli karto ilaa 70,00 k askari oo diyaara
Ssc khatumo oo mar aan dheereyn Edbisey mamulka somalidiidka waxa ku diyaara furaha ma ay isaga soo horjeedan ciidan la awooda kuwa somalidiidka
Puntland hadii aad ka dalbata cudud ciidan waa la diyaar
Jupaland sido kale waa diyaar ciidan la fedaral gareeyo
Galmudug sidoo kale waa diyaar cudud ciidan
K.galbeed xeryaha ciidanka waxa ka buuxa ciidan military
Adigo Edbin kara caruurtada caasiga ah
Maxa itoobiye kale murmeysa waliba caruurtada & cidaha dariska iyago ka shaqeynaya sidii lagu dili laha baad murun un heysa
Madaxweyne marka h**e isku day inaad Edbiso caruurta caasiga ah
Somaliland shacabkeeda waa kuwa dulmanayaal u ah siyaasi madaxtinimo doon ah kaliyah siyaasada ka fahmey sidee xil ku hesha ama ku joogta
Ma aaminsani awood ka celin karta ciidanka qaranka in ay jidho
24saac bey musa & inta la fikirka ah xabsiga soo seexin karaan
Muhiimada ma aha in aad malinkasta sidii qof la xoogi rabo meelaha ka tiraahdo iga qabto waa i xoogi rabaane
Isku day xooga ay somali leedahay in aad qaab wanagsan u adeegsato
Wblhi towfiiq
Israiil ku isku orod Ekaa
Waxba balahayga yaacayda se isu Ekaa
Xurnimo falastinta somalia & mida bariga dhexe !
06/10/2023
Can you accept my invitation so that I can get a free gift? Click the link now and participate in this event.
Waziiradii dawlada faderalka wax hadal kooda haya ayey waayeen
Ileen dalka inuu waziir ,ra,iisul wazaare , iyo shaqale dawlad ba leeyahay shaki baa ku jidhe
Si ay u muujiyan oo ay u ogaadan in la xasuusto mid ka mid ah oo ah waziirka isgaarsiinta & technology ga ayaa maalmo dhexda ku riyoodey isago tiktok , telegram , iyo app kale xiray xooga na la hadal hayo oo la barbaryayo
Waziirka waxan leeyahay xir hada awoodo
Waxan se ka baqaya inta uu leeyahay lagu soo xasuusto armey ka dhacda
((xilka laga qaadey wuu baxsadey ))
Deni waziiradiisa malin h**e laga haya mamul goboleedka muqdisho state
Waaba sidaa dawlad faderal ah dalka k**a jidho manta
Ee waxa ka jidha qoys faderal ah
Hhhhh
Shaxda damuljadiid waa wuu dhintey wuu baxsadey
Xilka laga qaadey wuu baxsadey
Tartiib tariib baa loo soo nolanaya
Oo qabriga uga soo baxsan rabna cml
Xigasho musa bixi cabdi
Geyiga somalia marka habka siyaasiga laga reebo dadka waa ehel &qaraba wana jecelnahay xoga yari siyaasada na kale dilaysa ma ahe
Alle ha u naxaristo madaxweyne
Jalle maxamed siyaad bare
Hadi uu nolan laha laba labada ay wadan kuwa siyaasin isku sheeg ah
Mar h**e buu xukun kooda xabsi daa,in dil ka dhigi laha
Kuwa talada haya manta xita in ay dalka nabadeeyan iska daaye iyaga isku hub wata
Maxan ka fahmi karta ?
Sharciga cidna k**a sareyso....
Marka h**e waxan salamaya ummada somaliyeed
Salan ka dib waxan aad ugu naxay kale fadhigii 7aad khubadii madax weynaha ka jeedi manta
Xildhibanada matali laha umada somaliyeed falka ay ku dhaqaqeen oo ahaa mid aad u xun
Waxaysa ila tahay inaysan matalayn ummada somaliyeed
Ay u shaqaynayaan cadaw dibada laga soo abaabulayo kaa oo leh danihiisa gaarka
Ayna lacag ku soo qaateen duminta iyo qalalasa gelinta dawlad nimada curdunka ah ee aan ku tamayno in aynu dib u yegleelno
Bal aan is waydiine
Waa maxay xildhibaan?
Muxu yahay waxa u furan inuu ka hadlo ?
Maxay tahay se nidaamka u dagsan xildhibanka?
1 * xidhibaanka wa mid matala deganka uu ka soo jeedo una tagan dhismaha dalka .
2 *waxa u furan yahay inuu ka hadlo arimaha bulashada ay dhibka ku qabto
3 *xildhibanka nidamka u dagsan waa in uu la imada cadaymo cad cad kuna qabsada madaxda dalka xiliga ay hor yimadan golaha sharci dajinta
Balse * waxan aan arkayna waa mida dalka la gari la yahay hormarka
Waxad arkaysa xildhiban u hadlaya sida darbi jiif ta
Aan lahayn ixtiraam
Qadarin ula hadlaya madaxda ka saraysa sida ruux caruurta darbi jiifka ay isla yihiin cml
Maxa la gudboon dawlada hada jidhta
1* in la soo tago maxk**ad ka dib na la ogaada waxa ku kalifi karo falalka uu ku kaca ya
Ka dib na xabsiga loo taxaabo
2 * in xilka qaadis lagu sameyo
Loona Diro halkii uu darbi jiifka ku ahaa
3* in askari laga dhigo lana geeyo furinta dagalka isaga baran doone wadaniyada
Qore Ahmed wadani
somalia somali baa leh
waa wax aad loogu farxo waxa ka soo yeedhay reer somaliland ee ahaa somalia si kasta aan isku diidno siyaasad ahaan hadana waxan nahay walalo
ishii buktay ku bikacso somali waa somali
shanta somali waa kuwa ehel ah cadawgooda na meel ugu soo wada jeesta haday shekada dhafto dhexdooda anaga aynu is dilno wax kasta ha ina dhex maran lkn ruux somali hortiisa lagu ma taban karo mid kale somalia ah
kenya iyo kuwa moda in somalia laga faaiidaysan kara ha ogaadan somalia waa hal kan raas casayr jooga ilaa raas kambooni ila kan qurbaha ku dhashay waa mid
waana astanta dadkeena
qore
ahmed daljir
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
Lage
Telefon
Webseite
Adresse
Otto-Wallach-Straße 1
Wiesbaden
65203