29/04/2026
Saadaali oo Ku Guulayso 1 Toddobaad oo Internet ah ama $10! ⚽🎁
Shuruudaha Ka Qaybgalka:
1. Follow dheh Page-ka (Haddii aadan h**ey u "follow" gareyn).
2. Like saar Post-igan.
3. Share gareey (La wadaag asxaabtaada).
4. Comment ku qor saadaashaada natiijada ciyaarta.
Abaalmarinta:
• Haddii aad joogto Itoobiya: Waxaad helaysaa 1 Toddobaad oo Internet bilaash ah.
• Haddii aad joogto meel kale: Waxaad helaysaa abaalmarin ah $10.
Fiiro Gaar ah (NB):
A:Qofka ugu horreeya ee keena saadaasha saxda ah, ee buuxiyay dhammaan shuruudaha kore, ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.
Nasiib wacan dhamaantiin! 🏆
B: Comment-igii la 'Edit' gareeyo (wax laga beddelo) lama aqbalayo. Haddii aad qaldanto, tirtir kaaga h**e mid cusubna soo qor inta aysan ciyaartu bilaaban.
Ciyaaraha
ArsenalVsAtletico
27/04/2026
15/08/2022
14/08/2022