Liban Ahmed

Liban Ahmed

Del

Last Update �LIBAN AHMED

Waxa aan kugu soo dhaweyneynaa page ka Liban Ahmed. Mahadsanid.

halkan waxa aad ka heli kartaa waxyaalo ku cajab galiya oo aanan dhib kuu geysaneyn. hadaad page kan soo booqato fadlan Like dheh Follow na raaci si aad u hesho wax walba oo halkan lagu so post gareeyo. Wixii macluumad ah waxa aad noogu soo diri kartaa qaybta massenger ka ama noogu reeb comments ka.

15/07/2026

Yarkan Media ka waalay oo ku yiri adigaa super star ah oo ka fiican Messi

14/07/2026

FT: 🇫🇷 France 0-2 Spain 🇪🇸| African tii caawa cashar baa loo dhigay kubad ba waa taaban waayen.

12/07/2026

Argentina oo Semifinal iska xadirisay. Macalin ka line up kan qaab ka daran ee 4 khad dhexe waliba rag gabow ah oon ba hal kubad sixi karin hanaga badalo.
Caawa kubada qaabka daran ee ciyaarayen baan xanaaqa kasi qaaday.

England hadu Line up kan kala hortago waa ahaaday

10/07/2026

Spain waa soo baxday waxayna is wajihi donan France.
France alaabtooda hasii xedh xedhaan 90
Xaqiiqo kadib si dayuurada horey uga raacan.

07/07/2026

Rasmi Fifa oo Colombia reebtay Switzerland soo saartay taa oo ka dhigan in Argentina u fudeysay wareega 4 dhamaadka.

Ronaldo fans qaab key jecelyihiin baynu kula hadleyna

07/07/2026

Fifa oo Argentina ka caawisay 3 da goals ee ay dhaliyeen. Kubadii lagu ciyaarayey ma ahane mid kale ayaa lagu badalay markay u baxday foorada daqiiqadii 80 kii kubada oo uu ku jiray qalab yar oo golasha ku hagaya goal ka.

Waa waxay aaminsan yihiin taagerayasha Ronaldo. 2-0 iyaga is dhigtay Hadii laga kenana khalad iyaga ku leh.

07/07/2026

What a Comeback. Haka shakin Messi & Argentina

06/07/2026

Yessssssss. Xilli xun baynu la jarnay Ronaldo & wixii taagerayeyba.

Habeen walba Uzbekistan lalama ciyaarayo ee ha iska nasto dadaal kuma yara Messi na gaari mayee

05/07/2026

Hambalyo Norway Brazil bay si awoodleh u reeben. Waxan la yaabay garsooruhu penalty ga marka la dhaliyey ee kubada dhexda laga baasty in uu dhameyey ahyd wkhti lumay ma jirin seken kii ugu danbeyey buu penalty dhigay.

Weerarki hadda ugu danbeyey hadii bareejo ka dhigi lahayen ciyaarta Brazil cadaalad darey noqon lahyn sumcada kubadana sameyn weyn bay ku yeelan lahayd

04/07/2026

Nagaha hara dheh waa na rafaadiseene.

Vil du plassere din virksomhed på toppen av Gym-listen i Aarhus?

Klik her for at gøre krav på din sponsorerede post.

Sted

Telefon

Internet side

Adresse

Aarhus