03/05/2025
🚨🔴 Arsenal ayaa liiskeeda suuqa ee xagaaga ku darsatay Ademola Lookman oo baxsad ka ah kooxda reer italy ee Atlanta, Kooxo badan ayaa doonaya xidigan.
Wali isma badalin qorshaha xidiga, Lookman waxa uu doonayaa in uu qaado talaabada xigta ee mustaqbalkiisa xagaagan, imaanshiihisa Premier League waa suurtogal aad uwayn.
27 jirkan weerarka ka ciyaara ayaa qandaraas kula jira kooxda Bergamo ilaa 2027 waxana uu u dhaliyay 20 gool iyo todoba caawin tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.
Xigasho( 🇳🇬).
Wa’ane✍🏾.
16/04/2025
Caawiyihii labada Goal ee Caawa mikel🔥
500 like gaarsiya.
Abdifitah Shakra
16/04/2025
DEG-DEG: Vinicus Jr Ayaa Saxaafada La Hadlay Wuxuuna Usheegay In Kulanka Sadaaxad Ee Soo laaban doonan Remontada Ay Sameen Doonaan.
Abdifitah Shakra
12/04/2025
DEG-DEG: Wiilkii Yaraa Ee Brazilianka Ahaa Ee U'Afduubnaa Lewis Skelly Police-ka Lonodon Ayuu Ku Wareejiyay Wuuna Bad Qabaa Waqti Xaadirkaan.
Yarkii Brazilianka Ahaa Ayaa Ku Anda-dacooday in Cidiisa Uu Bariiska Usoo Dhiciyo Iska Sii daayo Maadama Cid Dhan Ay Fiirsanyso.
Hase Ahaate Lewis Ayaa Ugu Dhigay Qaladkii Uu Galay Mid lamid Ah Inuusan Galin Hadii Ay Dhacdana Uu Xabsi Daa'in ku xukumi doono.
Abdifitah Shakra
11/04/2025
🚨 Breaking: Bukayo saka iyo Declan rice ayaa diyaar u ah kulanka barri.!!!
Waxaa sidaas yiri Mikel arteta.
Ma qabtaa in la nasiyo bari
KAMIL FARAH
10/04/2025
🚨GOOD NEWS: Ricardo Calafiori ayaa kusoo laabtay tababarka kooxda.
KAMIL
10/04/2025
🚨waxaa jirta suurtagalnimo ah in Kai havertz uu Soo laabto kahor dhamaadka xilli ciyaareedkan {David Orenistien}.
Kai maloo xiisay dhalinyaro😁.
KAMIL FARAH
09/04/2025
Yaa kale oo u balaminaa shubkaan 🤷🏻♂️
- Abdullahi RVP
09/04/2025
Hadaa dhiiga Gunners tahay waxaa love ahayn sawirkaan hasaarin ❤️
Kamil farah
09/04/2025
Declan Rice ayaa noqday ciyaaryahanki ugu horeeye taariikhda koobka champaha ee hal kulan 2 free kick dhaliya kulamada bug baxa champaha. El Generaale🔥👏🏻
KAMIL FARAH
08/04/2025
Sawiro:' Qaar Kamid Ah Taagerayasha Kooxda Madaaficda Oo Ku Faraxsan Guusha Caawa.
Marti Ayey Idin Yihiin Saxipayal Ugu Yaraan 500♥️ gaarsiya.
Abdifitah Shakra