Abdi Casaan

Abdi Casaan

Compartir

Football ⚽️❤️

06/09/2026

Markii saddexaad ee kooxda Barcelona ay La Liga ka dhaliso 5 gool, iyadoo 4 kulan oo keliya la ciyaaray! 🥶🔥

06/09/2026

Waa kulankii Valencia oo kaliya.

Argagax! 🥶🔥

06/09/2026

LAMA JOOJIN KARO. 🥶🔥

06/09/2026

Soo qabo xariif aaminsanaa Rodri iyo Pedri in aanay wada ciyaari karin.

06/09/2026

🚨Barcelona ayaa dhalisay 17 gool 4 kulan oo ay ciyaartay horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan. 🥶🔥

06/09/2026

🚨 Full-time: Valencia 0–5 Barcelona. 💙❤️🔥

Mid ka mid ah bandhigyadii ugu fiicnaa Barcelona xilli ciyaareedkan, sidoo kalena kamid ah kuwii ugu wanaagsanaa intii uu Hansi Flick kooxda hoggaaminayay.

Rodri ayaa kulankiisii ugu horreeyay ku soo bilowday, halka Gabriel Jesus uu kulankiisii ugu horreeyay u saftay Barça.

Anthony Gordon ayaa hadda leh 4 caawin oo La Liga ah, Raphinha wuxuu gaaray 6 gool, halka Lamine Yamal uu ilaa hadda La Liga ka dhaliyay 4 gool.

Fermín-na wuxuu hadda leeyahay 4 G/A oo horyaalka ah, kaddib markii uu maanta sameeyay 3 gool-ku-lug-yeeshay.

Tirooyinka saddexdan weeraryahan waa waali dhab ah! 🤯🔥

Kulanka xiga waaxay la ciyaari donaan Feyenoord kulan ka tirsan Champions League. 🏆👀

BEAUTIFUL FOOTBALL. WHAT A TEAM.

06/09/2026

Half-time: Valencia 0-2 Barcelona.

Yamal + Fermín 🔥

06/09/2026

🚨Rodri ayaa markii ugu horreysay ku soo bilowday safka h**e ee Barcelona. 🔥

06/09/2026

What a week! 😎🔥

05/09/2026

Raphinha ayaa jebiyey nidaamkii kala-horraynta waayo-aragnimada, wuxuuna noqday kabtankii ugu horreeyey ee reer Brazil ah taariikhda Barcelona. 🇧🇷©️🔥

¿Quieres que tu empresa sea el Gimnasio mas cotizado en Barcelona?

Haga clic aquí para reclamar su Entrada Patrocinada.

Localización

Categoría

Teléfono

Página web

Dirección


Barcelona