15/02/2022
Real si nidaamsan ayay u difaacatay haafkii h**e sido kale laacibiinta qadka dhexe qaab dhow ayay iskula socdeen, Asensio iyo Vinicius kaliya howshooda ma aheen weerar waxayna ka qeyb qaateen daafaca.
Haafka danbe ayaa u eg PSG ay god ku dhici doonto sidii aan Ancelotti uga baranay.
Hala Madrid ♥️
15/02/2022
Ancelotti ayaa soo saaray shaxda uu ku wajihi doono PSG.
Sidee kuula muuqata.
03/02/2022
Shaxsa kulanka🔥
Labada qalad ee uu macalinka galay waa in Hazard uusan siinin fursada koobaad iyo in Lunin booskiisa courtois lagu soo bilaabay.
23/01/2022
Cup kii ugu h**eeyay ee aan 2022 qaadnay, galabta ayaa garoonka lagu soo bandhigi doonaa. 🔥
23/01/2022
Bernabeu baanaanka iyo gudaha.
Sawirada waa hadda. Kahor kulanka Elche saacad kadib la dheeli doono.
20/01/2022
Ugu danbeyn Hazard 🔥♥️
Guul muhiim ah Hala Madrid 👑
17/01/2022
Hazard kaligiis iyo gooni socod ayuu ahaa dabaal dagii xalay 💔
Hazard waxaa iskaga fiicneed inuu naadigiisii shalay uu hormarka ku sameeyay farxadana ku heystay in uu iska joogo.
FG: Hazard wax qalad ah ma sameynin eed kuma leh in uu naadiga la qabsan waayo waa wax dhaca kubada cagta na caadi ka ah in laacibiinta waaweyn ee naadiga markay badashan la qabsan waayaan.
Sidoo kale Real Madrid wax qalad ah ma sameyn iyagana.
Good luck for Hazard ❤️
12/01/2022
Militao saaxiibkiis alaba ayuu u xiisay caawa.
Sidaan ayaa fiican maxaa yeelay laacibiinta Barca waa daaleen waana soo wada baxeen.
Extra time guul weyn bay ku dhamaan doontaa.