Madridista somali fan,s

Madridista somali fan,s

Compartir

halkan waxaad ka heli doontaa wararka kooxda realmadrid

14/06/2026

shub ku tasho xiliciyaareedka danbe

hala madrid ilaa hada shaqaa socota
madridista. waan raaxaysanynaa idam alle xiliciyaredka danbe

11/06/2026

silva wuu ka gudbay tibada cafimaadka

welcome barnado silva

Photos from Madridista somali fan,s's post 15/05/2026

parez wuxuu rabaa in xiliciyaaredka danbe kooxda uu umaalgaliyo kylian

kylian ayaa xalay waraysi uu bixiyey ku wareeray tababaraha haatan ee Albeao

taas oo keentay in kulan uu dhaxmari doono isaga iyo madxda kooxda kulan foolka foola

15/05/2026

Nin wayn baa soo noqday
welcome jose morinho The speacial one

xiliciyareed jahwareer ah ayaan qadanay
waxan rajaynayaa in xiliciyaareedka danbe uu noqdo mid qurux badan

HALAMADRIDISTA

10/05/2026

90% jose waa tababaraha cusub ee kooxda xili ciyaareedka danbe

qorshihiisa ugu wayna waa dhisida darbigii oo markale yurub hogaanka ugu qaban lahaa

Hala madrid

08/05/2026

🚨 RASMI: Aurélien Tchouaméni iyo Federico Valverde ayaa lagu ganaaxay midkiiba €500,000 kadib dhacdadii gudaha kooxda ka dhacday.

Real Madrid lama filayo inay qaaddo tallaabo kale oo dheeraad ah oo anshaxeed labada ciyaartooyna midba kan kale wuu raaligaliyay sidoo kale kooxda ayay siyeen raaligalin buuxda

Follow me

08/05/2026

Tchouaméni ayaa bayaan rasmi ah ka soo saaray dagaalkii isaga iyo Valverde:

🗣Wixii toddobaadkan ka dhacay tababarka waa wax aan la aqbali karin, waxaan sidaas u leeyahay anigoo ka fikiraya tusaalaha nalaga filayo inaan u dhigno dhalinyarada, ha ahaato kubadda cagta ama iskuulka, cidda saxda ah iyo cidda qaldanba, waa inaan had iyo jeer raadinaa xalka ugu deggan si aan u xallino khilaafka.

Waan ka xumahay sawirka qalsan ee aan ka muujinay kooxda, waan ogahay taageerayaasha, shaqaalaha, asxaabtayda, maamulka, qof walba si qoto dheer ayuu uga niyad jabsan yahay sida xilli ciyaareedkan u dhacay, dhacdooyinkan, xitaa haddii ay ka dhici karaan qol kasta oo labiska ah, ma aha kuwo u qalma Real Madrid, gaar ahaan maadaama Real Madrid ay tahay kooxda ugu hadal haynta badan adduunka.

Internetku wuxuu jecel yahay inuu alifo sheekooyinka ugu xiisaha badan ee loogu talagalay wararka xanta ah, markaa ha rumaysan wax kasta oo la sheegayo ama sheekada beenta ah.

Si kastaba ha ahaatee, hadda ma aha waqtigii la ogaan lahaa cidda sameysay qaladka, cidda sheegtay warka, ama cidda saxda ahayd ama khaldanayd, waan qirayaa ganaaxa kooxda waana aqbalayaa, waxaan ahaanaynaa qoys, mararka qaarna khilaaf ayaa jira, laakiin waa inaan had iyo jeer hadafyadeenna ka hormarinaa wax kasta oo kale, waxaan raaligelin siiyay kooxda, waxaana sidoo kale rabaa inaan raaligelin u fidiyo dhammaan dadka Madridista.

Hadda waa waqtigii aan h**e u socon lahayn, diiraddayaduna waxay saaran tahay El Clásico iyo xilli ciyaareedka soo socda, si aan kooxda dib ugu soo celino heerka ugu sarreeya, halkaas oo ay u qalanto.

Tchouaméni & Valverde 🤝

xigasho> romano

08/05/2026

🚨🚨 𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇: José Mourinho wuxuu doonayaa inuu noqdo BADBAADIYAHA Real Madrid. 🤍

Wuxuu dareemayaa inuu diyaar u yahay inuu dib ugu soo laabto kooxda, inkastoo ay jiraan dhibaatooyin ka dhex jira qolka labiska ciyaartoyda. 🔥👀

15/04/2026

shaxda Rasmiga ah ee kulanka

Remotada madrid

win insha allah caawa

halaadrid

07/04/2026

shaxda rasmiga ah ee kulanka

¿Quieres que tu empresa sea el Gimnasio mas cotizado en Madrid?

Haga clic aquí para reclamar su Entrada Patrocinada.

Localización

Categoría

Dirección


Madrid