Real Madrid FC Somali Fans

Real Madrid FC Somali Fans

Compartir

β™¦οΈπŸ€ halkan wax ka heli dontaa wararkii ugu danbeyay kooxda -tabinta ciyaarta -taariikho h**e ku so dhawada pagekan RM somali gacmo furan.

waxad ka heleysin wararka ku sabsan real madrid , transfer news. pagekan wa page kaliya somali rmd fans ledahay. wana best page in fb
Description
β–‘β–‘β–‘β–‘β–ˆβ–€β–ˆβ–‘β–ˆβ–‘β–‘β–‘β–ˆβ–€β–€β–‘β–ˆβ–€β–ˆβ–‘β–ˆβ–€β–€β–‘β–ˆβ–€β–€β–‘β–‘β–‘β–ˆβ–‘ β–‘β–‘β–‘β–‘β–ˆβ–€β–€β–‘β–ˆβ–‘β–‘β–‘β–ˆβ–€β–‘β–‘β–ˆβ–€β–ˆβ–‘β–€β–€β–ˆβ–‘β–ˆβ–€β–‘β–‘β–‘β–‘β–€β–‘ β–‘β–‘β–‘β–‘β–ˆβ–‘β–‘β–‘β–ˆβ–„β–„β–‘β–ˆβ–„β–„β–‘β–ˆβ–‘β–ˆβ–‘β–„β–„β–ˆβ–‘β–ˆβ–„β–„β–‘β–‘β–‘β–„β–‘ β˜†β˜…β˜†β˜…β˜†β˜…β˜†β˜…β˜†β˜…β˜†β˜…β˜†β˜…β˜†β˜…β˜†β˜…β˜†β˜…β˜†β˜…β˜† β–‘β–ˆβ–‘β–‘β–‘β–ˆβ–‘β–ˆβ–‘β–„β–€β–‘β–ˆβ–€β–€β–‘β–‘β–‘β–‘β–€β–ˆβ–€β–‘β–ˆβ–‘β–ˆβ–‘β–ˆβ–‘β–„β–€β–€β–‘ β–‘β–ˆβ–‘β–‘β–‘β–ˆβ–‘β–ˆβ–€β–‘β–‘β–‘β–ˆβ–€β–‘β–‘β–„β–„β–‘β–‘β–ˆβ–‘β–‘β–ˆβ–€β–ˆβ–‘β–ˆβ–‘β–‘β–€β–„β–‘ β–‘β–ˆβ–„β–„β–‘β–ˆβ–‘β–ˆβ–‘β–€β–„β–‘β–ˆβ–„β–„β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–ˆβ–‘β–‘β–ˆβ–‘β–ˆβ–‘β–ˆβ–‘β–„β–„β–€

Funcionando como de costumbre

Photos from Real Madrid FC Somali Fans's post 09/01/2025

War yarku raganimo badana intuu noga maqnaaπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ”₯
yarkii is walayey ee maffeo khamarji baa helah markii goalka 3aad Realmadrid dhalisay inta loo tagay ba layiri abo hanagu dhimane is daji maxa isu walaysaπŸ˜‚πŸ˜‚shumisna walogu daray mcn hoo icunπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ’”

05/01/2025

Ka hor semi-finalka Spanish Super Cup ee lagu balansanyahy inuu dhaco habenimada isniinta u dhexeeya Realmadrid io R.malorca daafaca malorca ee Maffeo oo wax laga waydiyey khilaafka io dagaalka ka dhex dhaca isaga io Vinicius Jr mar walba ayaa yiri "waxan raba inaan laciyaaro isaga Ciyaar feer ah"
"Waxaan u maleynayaa inaan guuleysan doono, wax shaki ah k**a qabo, waxaan ku baabi'in doonaa 10 ilbiriqsi gudahood."πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

yarkaasi waa kharaaray wllhi feer halay balamiyo kulahaa musow isdajiπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

03/01/2025

what aplayer judeπŸ₯΅πŸ”₯🀍
wuxuu khasariyey Rigore balse Ralmadrid oo goal lagu leyahy Red card lasjyey ayuu goalka barejada cawiyey kan gushana dhaliyeyπŸ”₯🀍
Camback ugu h**eyey2025 wa iskenay kuwo badan baa sugaynaaaπŸ”₯πŸ”œπŸ©ΈπŸ€

03/01/2025

tijaabi xasuustada io aqontada kubada cagta masheegi karta ciyaar yahankan intaas player sawirka ka muqata kaso garab ciyaaray!?
Qishku wa xaran kaliya istijaabiπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ§

23/12/2024

meday kooxdi yarayd ee markay bernabue ku badiyen udabal dagay iney koobka qaden camalπŸ˜…πŸ˜…

16/12/2024

Shekh Rudiger sagoo xaflad yar oo madax dagsi ah jooga baa gambar uyaalay wana utoosayπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ”₯

30/11/2024

hadi Real Madrid C.F. soo badiso 2 kulan ee haysato waxay lawaregaysa hoganka horyalkaπŸ˜…β€
ushada nimad ka qadan karta lo dhibtaπŸ˜…πŸ€
halla madrid for evarπŸ”₯🀍

30/11/2024

The honeymoon is over.😊

12/11/2024

Faraska cad fede valverdiπŸ”₯🀍
camerada garonka ayaa qabtay fede oo ushegaya lucas vasques oo kacabanayey dhaqac muruqa ah inuu bananka ubaxo si loo daweyo uuna isagu isku qabanayo shaqada difaaca midg io shaqadiaa khadka dhexeπŸ”₯🀍
Lucas ayaa goromada ka maqnaanaya ilaa mudo bil ah sidkle waxa dhawac dheer oo Acl ku maqna dani kooxduna mahaysato difaac midig Carlo Ancelotti ayaa la filaya inuu fede ka ciyaarsiyo difaaca midig kulamada Legens io liverpool marka laga so labto fasax calamiga ah🀍🐐

Photos from Real Madrid FC Somali Fans's post 10/11/2024

Mvp Thank you kubo you are alway one of usπŸ”₯🀍

Photos from Real Madrid FC Somali Fans's post 09/11/2024

Remember this name Raul asencio🀍πŸ”₯
what aplayer Ralmadrid dhibatada haysato waxa waye ineysan aminin da,yarta hibolayasha ah waxan rajaynaya yarkii millitao inuusan line up danbe ka helin kooxdan oo yarkan fursad badan lasiyo
ciyarti ugu fcnayd ilaa hada ayan dawanay halfkan waxan rajaynaya xagan inuu ka bilaami doono bandhigii lagu yaqanay realmadrid🀍πŸ”₯

28/10/2024

sorry Vinicius Jr you dont need this f*cking award you always bestπŸ”₯🀍He lost everything he deserved to be a black manπŸ₯ΆπŸ’”

28/10/2024

vinicius won't win ballond'or tonight this is biggest robbery in football historyπŸ₯΅πŸ’”
f*ck France Football

26/10/2024

these two are not deserve to play in a team like Real Madrid, even in the line upπŸ’”πŸ’€
any way lose or win we are real madrid and we comeback stronger🀍πŸ”₯

25/10/2024

28/10/2024πŸ’€πŸ˜‚πŸ˜‚adminka Ucl waba ciyaal suuq caadi ahπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ”₯

Photos from Real Madrid FC Somali Fans's post 23/10/2024

Bad newsπŸ˜πŸ’”
Realmadris ayaa xaqijisay inuu dhawac kaso garay muruqa lugta bidix Thibaut Courtois ciyaarti xalay kaas oo gabi ahan ba segaya Elclasico sabtida
sidkle Rodrygo Goes ayaa isaguna segaya dhawac dartii
Qolyihii catalonianka ahaa habar bay bilaben miyaa wamaxay waxano dhawac ahπŸ˜‚πŸ’€
lkn Adre lunin wa diyaar inuu shaqadisa qabsado sidkle brahim diaz ayaa tababarka buuxa kooxda qatay manta wana diyaar clasico kuwan waka imanayna anogo sidas ahπŸ˜‚πŸ€πŸ”₯

22/10/2024

What a comback🀍πŸ”₯
ciyaarta qaybtii h**e waxay ahayd ciyaar fool xun ciyaartoy uu daal badani ka muqdo khad dhexe oo aan farsamo lahayn oo fursado bdn u aburayn werarka haben fulaygu shakiyey ayuu ahaa lkn ciyaarta qaybtii danbe waxay ahyd taarikhπŸ’€πŸ€πŸ”₯
Vinicius Jr hatrick what aplayer please give his f*cking Ballond'or Right now🐐🀍πŸ”₯

Photos from Real Madrid FC Somali Fans's post 01/10/2024

Kooxda ayaa France ka u safartay

Kylian MbappΓ© ayaa soo laabtay wuxuuna u safrayaa kooxda

ΒΏQuieres que tu empresa sea el Gimnasio mas cotizado en Madrid?

Haga clic aquΓ­ para reclamar su Entrada Patrocinada.

LocalizaciΓ³n

CategorΓ­a

PΓ‘gina web

DirecciΓ³n


Madrid
903-450

Horario de Apertura

Lunes 09:00 - 17:00
Martes 09:00 - 17:00
MiΓ©rcoles 09:00 - 17:00
Jueves 09:00 - 17:00
Viernes 09:00 - 17:00