Real Madrid FC Somali Fans

Real Madrid FC Somali Fans

Compartir

โ™ฆ๏ธ๐Ÿค halkan wax ka heli dontaa wararkii ugu danbeyay kooxda -tabinta ciyaarta -taariikho h**e ku so dhawada pagekan RM somali gacmo furan.

waxad ka heleysin wararka ku sabsan real madrid , transfer news. pagekan wa page kaliya somali rmd fans ledahay. wana best page in fb
Description
โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–€โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–€โ–€โ–‘โ–ˆโ–€โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–€โ–€โ–‘โ–ˆโ–€โ–€โ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–‘ โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–€โ–€โ–‘โ–ˆโ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–€โ–‘โ–‘โ–ˆโ–€โ–ˆโ–‘โ–€โ–€โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–€โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–€โ–‘ โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–„โ–„โ–‘โ–ˆโ–„โ–„โ–‘โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–‘โ–„โ–„โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–„โ–„โ–‘โ–‘โ–‘โ–„โ–‘ โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜†โ˜…โ˜† โ–‘โ–ˆโ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–‘โ–„โ–€โ–‘โ–ˆโ–€โ–€โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–€โ–ˆโ–€โ–‘โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–‘โ–„โ–€โ–€โ–‘ โ–‘โ–ˆโ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–€โ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–€โ–‘โ–‘โ–„โ–„โ–‘โ–‘โ–ˆโ–‘โ–‘โ–ˆโ–€โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–‘โ–‘โ–€โ–„โ–‘ โ–‘โ–ˆโ–„โ–„โ–‘โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–‘โ–€โ–„โ–‘โ–ˆโ–„โ–„โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–ˆโ–‘โ–‘โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–‘โ–ˆโ–‘โ–„โ–„โ–€

30/08/2025

Well come back shpyal๐Ÿค๐Ÿ”ฅ

31/05/2025

Page-ka follow dhaha Madrid fansoow.โค๏ธ๐Ÿ™๐Ÿ‘‡

Alexander Arnold ayaa si dhakhso leh u cusboonaysiiyay bio-giisa Instagram ๐Ÿฅถ

Real Madrid โœ…

Wuu sugi weysnaa inta laga dhahaayo Real Madrid player aa tahay.๐Ÿ˜„

18/04/2025

Thibaut Courtois ayaa weerar afka ku qaday macalin Carlo Ancelotti isagoo shegay in kooxdu ubaahantahy isku dheeli tirnaan dhanka taticska io ISku xirnaan oo aysan kooxdu marwalba ku tiirsanan karin bandhig shakhsiyadeedka playerinta werarka

โ€œMacquul ma,aha inaa marwalba sugno in afarta wiil ee weerarka inay mar walba ka dhex baxaan saddex ciyaaryahan kana dhaliyaan gool mucjiso ah.โ€

Courtois wuxuu muujinayaa in kooxda aysan ku tiirsanaan karin oo keliya weeraryahanada inay sameeyaan waxyaabo mucjiso ah si ay u guuleystaan. Wuxuu doonayaa in kooxda oo dhan si isku dheelli tiran u ciyaarto, isla markaana aysan ku fakarin in weerarka keligood wax walba qabanayaan. Waa dhaleeceyn dhanka ciyaarta iyo qorshaha guud ee kooxda ah.

hadalka cabqariga rer belguim ayaa kuso adaya warar ilaa shalay isaso tarayey ee shegayey in macalin carlo is casilayo Finalka copa delerey kadib oona sugaynba inta kadhiman seasonka

maxay kula muqata adiga!?
w/Q Jama Mohamed Ali

11/02/2025

Ciyaaryahan udhashay England ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ
Ayaa goal ka dhaliyey koox ka dhisan England
Waliba asagoo jooga wadankisii England

His name is Jude William Victor Bellingham

Stay Humble eh๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘‹

Samaara Ina Shariif

Photos from Real Madrid FC Somali Fans's post 11/02/2025

Talk to me now!!?๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿค๐Ÿ”ฅ
Who is crying now?๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Photos from Real Madrid FC Somali Fans's post 09/01/2025

War yarku raganimo badana intuu noga maqnaa๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ”ฅ
yarkii is walayey ee maffeo khamarji baa helah markii goalka 3aad Realmadrid dhalisay inta loo tagay ba layiri abo hanagu dhimane is daji maxa isu walaysa๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚shumisna walogu daray mcn hoo icun๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ’”

05/01/2025

Ka hor semi-finalka Spanish Super Cup ee lagu balansanyahy inuu dhaco habenimada isniinta u dhexeeya Realmadrid io R.malorca daafaca malorca ee Maffeo oo wax laga waydiyey khilaafka io dagaalka ka dhex dhaca isaga io Vinicius Jr mar walba ayaa yiri "waxan raba inaan laciyaaro isaga Ciyaar feer ah"
"Waxaan u maleynayaa inaan guuleysan doono, wax shaki ah k**a qabo, waxaan ku baabi'in doonaa 10 ilbiriqsi gudahood."๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

yarkaasi waa kharaaray wllhi feer halay balamiyo kulahaa musow isdaji๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

03/01/2025

what aplayer jude๐Ÿฅต๐Ÿ”ฅ๐Ÿค
wuxuu khasariyey Rigore balse Ralmadrid oo goal lagu leyahy Red card lasjyey ayuu goalka barejada cawiyey kan gushana dhaliyey๐Ÿ”ฅ๐Ÿค
Camback ugu h**eyey2025 wa iskenay kuwo badan baa sugaynaaa๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”œ๐Ÿฉธ๐Ÿค

03/01/2025

tijaabi xasuustada io aqontada kubada cagta masheegi karta ciyaar yahankan intaas player sawirka ka muqata kaso garab ciyaaray!?
Qishku wa xaran kaliya istijaabi๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿง

23/12/2024

meday kooxdi yarayd ee markay bernabue ku badiyen udabal dagay iney koobka qaden camal๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…

16/12/2024

Shekh Rudiger sagoo xaflad yar oo madax dagsi ah jooga baa gambar uyaalay wana utoosay๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ”ฅ

30/11/2024

hadi Real Madrid C.F. soo badiso 2 kulan ee haysato waxay lawaregaysa hoganka horyalka๐Ÿ˜…โค
ushada nimad ka qadan karta lo dhibta๐Ÿ˜…๐Ÿค
halla madrid for evar๐Ÿ”ฅ๐Ÿค

ยฟQuieres que tu empresa sea el Gimnasio mas cotizado en Madrid?

Haga clic aquรญ para reclamar su Entrada Patrocinada.

Localizaciรณn

Categorรญa

Pรกgina web

Direcciรณn


Madrid
903-450

Horario de Apertura

Lunes 09:00 - 17:00
Martes 09:00 - 17:00
Miรฉrcoles 09:00 - 17:00
Jueves 09:00 - 17:00
Viernes 09:00 - 17:00