Arsenal Somali - Football

Arsenal Somali - Football

Share

Welcome to the Arsenal Somali football the fans page

Halkaan waxaad ka heli kartaa dhammaan wararka ku saabsan Arsenal iyo suuqa kala iibsiga.

nagu soo biir si aynu saaxiibo dhow noqono 》kusoo dhowaada page ka Rasmiga ah ee Arsenal Somali - Football. Arsenal Somali - Football waa page ay leeyihiin tageerayaasha Arsenal ee Soomaaliyeed waxa uu soo gudbiyaa

》Warar
》warbixino
》tabinta kulamada ay dheesho kooxda
》taariikhda ciyaartoyda
》Suuqa kala iibsiga kooxda
》iyo wax walba oo Aad uga baahan tahay kooxda. Hadii Aad horey noola joogtay wa

30/08/2026

Forever a Gunner❤️🤍

30/08/2026

Fabio Veira to Hamburg Good bye🔵⚪️✅️

Fabio Vieira ayaa si guul leh u ugu baasay baaritaankiisa caafimaad, wuxuuna saxiixi doonaa berri, Qandaraaska oo socon doona ilaa 2030

Arsenal ayaa heshay 9 milyan oo Yuuro marka laga reebo waxyaabaha lagu daray iyo boqoley yar oo ku jirta dib u iibinta mustaqbalka.✅️

Jesus✅️
Martinellli✅️
Fabio✅️
Kiwoir✅️

W/Q Mrfreeman

30/08/2026

🔴⚪️✅️ | Tababare Mikel Arteta iyo Agaasime Andrea Berta kooxda ilaa 2040 u diyaarinayaan.

Ma aamineysa da'yaradan kuligood kooxooda iyaga ugu ficnaa.

Alaabtan afduub ayaa la dhahaa.😁

W/Q Mrfreeman

Photos from Arsenal Somali - Football's post 30/08/2026

📸 Training today🔜Aston Villa

30/08/2026

Thank You for Every things 😍

30/08/2026

🚨🔴⚪️MARTINELLI TO AL -HILAL HERE WE GO! 🤝🇧🇷

Martinelli iyo Al Hilal ayaa gaaray heshiis afka ah, iyadoo lacagta heshiisku ka badan tahay €65M oo ay ku jiraan add-ons. 💰

✈️ Martinelli ayaa loo fasaxay inuu 24-ka saac ee soo socda u safro, si uu u dhammaystiro tallaabooyinka ugu dambeeya ee heshiiska.

Good luck Gabi❤️

30/08/2026

🚨🔴⚪️HERE WE GO! GABRIEL JESUS → BARCELONA! 🤝

Barcelona ayaa heshiis la gaartay Arsenal si ay ula wareegto Gabriel Jesus. 🇧🇷

💰 Arsenal waxay heli doontaa €10M + add-ons.

good luck gabi❤️

29/08/2026

Good Luck Gabi 😍😢

29/08/2026

🚨🔴⚪️ ANDRIA BARTISHVILI TO ARSENAL✅

🇬🇪 Andria Bartishvili, oo 17 jir ah, ayaa si rasmi ah ugu soo biiraya Arsenal. 🤝

💰 Lacagta: €4.5M
✍️ Qandaraaska: 5 sano

🩺 Bartishvili ayaa 1-da September imaanaya London si uu u maro baaritaanka caafimaadka.

💣 Arsenal ayaa Liverpool kaga guuleysatay tartanka loogu jiray xiddiga reer Georgia.

DAaDa✍️

29/08/2026

🚨 𝐂𝐎𝐍𝐅𝐈𝐑𝐌𝐄𝐃: Arsenal’s 2026/27 Champions League league phase fixtures. ✅📆

Sep 9: Napoli (a)
Oct 13: Lille (h)
Oct 21: Bayern Munich (a)
Nov 4: Slavia Prague (a)
Nov 24: Borussia Dortmund (h)
Dec 9: Real Madrid (h)
Jan 20: Real Betis (a)
Jan 27: Sabah (h)

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Patmon Drive Elk Grove
Addis Ababa
95624