Atirisho saabrena ali ahmed
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Atirisho saabrena ali ahmed, Gym/Physical Fitness Center, 2380, Addis Ababa.
02/03/2022
Ma ogtahay?
1 ma ogtahay qofkii oogu horeyay ee daga xaramka in uu ahaa haweney *waana haajira
2 ma ogtahay qofkii oogu horeyay ee rumeya rasullka csw in uu ahaa *hawenay waana kadijah Bintu khuwelad
3 ma ogtahay qofkii ugu horeyay ee dhigisa islamka udaadiyay in ay ahayd *haweney waana sumaya (camaar alla yaasar hoyadii )
4 ma ogtahay in ilaahay soo dajiyaay surad dhan oolagaga hadlaya dumarka waana*suuratu Nissa
5 ma ogtahay in kudbatu wacaad rasullka csw yiri dumarka wxn idin dardarmayaa kheyr uuna ku celceliyay seddex jer
5 Ma ogtahay in rasullka csw uu yiri qofkii uu ilaahay siiyay sadex hablod isla markana edbiyay ee wanaajiya edebtoda waxa ay unoqonayaan kuwo naarta ka xoreya
7 ma ogtahay janada uu illahy balan qaaday inay ku jirto lugaha hooyada hoostoda
Hadaba ragow ogaada dumarka ogaada dumarka waa noolaha ugu qaalisan ee hadla ugu naxarista badan ugu qalbiga jilicsan
Dhowr oo kaalmey
Jeclow oo u'qalbi daji
Xafid oo difaac
Atirisho Saabrina Ali✍️🙏
الحجاب هو جمال المرأة
27/01/2022
Me shabelle
01/01/2022
Asc kuzoo dhawaada pagekeyga Atirisho saabrena ali insha allh wax bdn ayaad iga faaiidi dontaan
01/01/2022
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
2380
Addis Ababa