Coach Ayderus Hassen Edris

Call Directions Contact the business

Coach Ayderus Hassen Edris to find young people who love sports

Midnimo Academy 6-8
28/09/2026

Midnimo Academy 6-8

⚽ GULEYSTAYAASHA – DIYAARGAROWGA KOOBKA HEERKA 1-AADKooxda Guuleystayaasha (Winners) ayaa maanta tababar ugu diyaar-garo...
28/09/2026

⚽ GULEYSTAYAASHA – DIYAARGAROWGA KOOBKA HEERKA 1-AAD

Kooxda Guuleystayaasha (Winners) ayaa maanta tababar ugu diyaar-garoobaysay Koobka Kooxaha Heerka 1-aad ee MMJ, iyadoo si wanaagsan loogu diyaar garoobayo tartanka.

Hambalyo, Coach Ayderus! 👏⚽️ Maanta waa maalin weyn oo kuu ah, kadib saddexdii bilood ee tababarka CAF C Licence ee ka s...
21/09/2026

Hambalyo, Coach Ayderus! 👏⚽️ Maanta waa maalin weyn oo kuu ah, kadib saddexdii bilood ee tababarka CAF C Licence ee ka socday Dire Dawa.

Alxamdulillaah! 🎓⚽️

Maanta waxaa si rasmi ah ii soo dhammaaday tababarkii CAF C Licence ee socday saddexdii bilood ee ugu dambeeyay, kaas oo ka dhacay magaalada Dire Dawa,

Waxay ahayd safar dheer oo ay ka buuxeen waxbarasho, tababar, caqabado iyo waayo-aragnimo qiimo leh. Waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa dhammaan macallimiintii, tababarayaashii iyo cid kasta oo gacan ka geysatay safarkan.

Waxaan rajaynayaa inaan aqoontii iyo khibraddii aan helay uga faa’iideeyo horumarinta ciyaartoyda iyo kubadda cagta.

CAF C LICENCE COACHING COURSEWareegga 3aad ee Tababarka CAF C LicenceWaxaan hadda ku guda jiraa wareegga 3aad ee tababar...
15/09/2026

CAF C LICENCE COACHING COURSE

Wareegga 3aad ee Tababarka CAF C Licence

Waxaan hadda ku guda jiraa wareegga 3aad ee tababarka CAF C Licence, kaas oo ka socda magaalada Dire Dawa, Ethiopia.

Waxaan tababarkan uga qaybgalayaa anigoo matalaya deegaankayga, waxaana ahmiyad weyn ii leh sidii aan u kobcin lahaa aqoontayda, xirfaddayda tababarenimo iyo fahamkayga kubadda cagta.

Ujeeddadaydu waa inaan aqoonta iyo khibradda aan ka helo tababarkan dib ugu celiyo ciyaartoyda iyo horumarinta kubadda cagta ee deegaankayga.

⚽ CAF C Licence – Round 3
📍 Dire Dawa, Ethiopia
👤 Coach Ayderus Hassen Edris
🏳️ Representing my region

Respect
14/09/2026

Respect

13/09/2026

Sadaali kuna Guulayso garan Brazil ah ama Germany
Shuruuda Follow and shere
6:00 ayaa lajoojinyaa sadasha

Top Sports
11/09/2026

Top Sports

Wakhti tagayoow salaama
09/09/2026

Wakhti tagayoow salaama

Guled dahir  Waxa uu inagu matalaa xulka Qaran Somalia u-15   Guul ayaan kuu rajanayaaa
03/09/2026

Guled dahir
Waxa uu inagu matalaa xulka Qaran Somalia u-15
Guul ayaan kuu rajanayaaa

Safar khyr qaba ishaa allalh Hamse yusuf omer oo ciyaar utagay Egypt Cecafa
03/09/2026

Safar khyr qaba ishaa allalh
Hamse yusuf omer oo ciyaar utagay Egypt

Cecafa

Address

Addis Ababa
01

Telephone

+251912434500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Coach Ayderus Hassen Edris posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Coach Ayderus Hassen Edris:

Shortcuts

Share