MMMM

MMMM

Share

Facebook

20/11/2024

Lifaqa wabiyasha calamka maro oodhan iyo inta kilomitir ee ay socdan wabikasta
Lkn shabele wabiga layidhahdo kuma arkin miyuna wabi calamka kadiwan gashan ahayn talw

20/11/2024

الحمد لله على كل حال
Alxamdu lilah
Xaladkasta ood kusugantahayba
Allah ayaa kuqadare kuqanac

28/02/2024

Waxan layabay
Ree nogob unbadku araki
Nin aan shaqaysanin oo hadana lacagradinaya
Hudu wayana aflagadonaya
Tolw khayaligas gobaladakale
Makjira wa,su,ale?

04/02/2024

Itoobiya ayaa dalkeeda ka joojisey soo-dejinta gaadiidka ku shaqeeya shidaalka; iyada taas beddelkeeda keliya la oggol yahay soo iibsashada gaadiidka korontada adeegsada, tani oo looga golleeyahay ilaalinta deegaanka iyo dhiirigelinta warshadaha baabuurta ee dalkaasi.

03/02/2024

Isjiidjid dher kadib dagmada imay bari
Waxay hashay mamulkay inbadan sugayen runti warag dhalinyaro aha oomaskax cafimad qabto leh iyo aragti hogamined waxan urajaynaya mamulkas dagmada imay inay ushaqeyan sida mamulka dagmada CEELWYNE ookale runti waxa haysta dhalinyaro cafimada qabta badan ahan iyo maskax ahanba
Marka waxanleyahay bulashadana in hogaminta lahabaro oo layidhahdo allaha hanadhafiyo iyo iwm waxakafican in loduceyo in ilahay hogaminta nohagajiyo wamuhim hogamintu tu dagmo iyo deganba

Allaha haino hagajiyo hogaminta xaqana allha hawafajiyo kuwo diinta kudhaqma allaha inogadhigo
Aammmiiinnnn

Photos from Najax Aadan Cunaaye's post 24/12/2023
19/12/2023
14/12/2023

Waxaan ummadda Soomaaliyeed la qeybsanayaa farxadda maanta soo hoyatay ee deyn cafinta oo muddo dheer loo soo halgamay. Hambalyo Hambalyo.

Photos from Villa Somalia's post 14/12/2023
14/12/2023

Allaha
Hacafiyo cidi islame xanunsan
Arimaha muslimnta dhaman allaha hasakhiro

06/04/2023
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Addis Ababa