07/05/2025
Farhan Dayax
SPORTS ⚽️
07/05/2025
26/10/2023
Hooyo macaan majirto erayo lagu soo koobi karo amaan teeda
Hooyo hooyo macaanto
Hooy iyo xarun baa tahoo
adaan xubnahaaga iyo
ka go,ay xuduntaada oo
xurmo iyo ii horseeday sharaf
intaan xab iyo dhiig ahaa
intaan xinjiraha ahaa
fooshiyo xiligii adkaa
intaad i xambaarsanayd
xanaaniyo nuujin wacan
xagaaga intaan ka helay
kaa xaalmeri eebeheen
hooyooy hooyoooy
xaqaaga ma gudi karee
intaad ifka xaadir tahay
xifdiga eebeheen ku waar
dhankasta xero nabada joog
alloow xaga aakhirana
xabiibka agtiisa iyo
janada xarun kaaga yeel
Illaahow cimri dheer iyo cibaado suuban kusii aakhirana calafkaaga jannada ka dhig🤲❤️🫶 Ardo Mohamoud Ali
02/10/2023
Thomas partey oo kusoo laabtay training
Come on gunners 🤙
02/09/2023
Waxaan halgan ugu jiraa sidaad Naftayda u qancin lahaa Naftayda u hormarin lahaa nolosha waa duruus adayg iyo dhiiranan u baahan riyooyin walba iyo yool kasta oon nolosha ka leehay RABOW ila garab qabo
“NAFTAYDAY GACALO “
Pharhan Abdillahi
01/09/2023
Chouma MUPARAK 🕌
31/08/2023
CAAWA iyo Xaflada weyn 7:00 isku Aadka Champions league,Sidoo kale Xidiga sanadka Yurub oo ay isku hayaan Messi,Haaland iyo De Bruyne
22/06/2023
SELFIE 😍
Somalia u 17 guul ayaan idiin rajaynaynaa 🫡
wixiii laydinka bartay laydinka sugayaa
ViVa SoMaLia❤️🫡
19/04/2023
Chelsea ayaa laga reebay Champions league xili Lampard afar ciyaar xiriir la garaacay
REAL IYO MILAN waa Semi Finalka oo waasoo gudbeen caaawa
03/04/2023
JIG JIGA OO BARWAAQAYSAN MANSHA ALLAH IYO GALAB QURXOON 😍
23/03/2023
JAWIGA OO ROOBAN MAALINKA OO AH RAMADAN IYO JAAMACADA JIG JIGA
ALLOW RAMADANTA KHYRKEEDA NA SII 🤲☪️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Dire Dawa
FARHANDAYAX