Pᴜᴘʟɪᴄ

Pᴜᴘʟɪᴄ

Share

Sporting////// media

24/12/2024

12-SANO kahor isbuucaan oo kale MESSI ayaa dhigay Rikoor qofna uusan waligii dhigi doonin waana markii uu dhaliyay 91 gool halsano

23/12/2024

Goolkibarkan 😂shalaa idiin she gay wa xaar caadi ah☺️👌

23/12/2024

𝐓𝐡𝐞 𝐛𝐞𝐬𝐭 𝐏𝐥𝐚𝐲𝐞𝐫 𝐞𝐩𝐥 𝐟𝐨𝐫 𝐞𝐯𝐞𝐫 🐐

-Salah ciyaariyahanki ugu ficna tarikhda horyaalka inu yahy xataa sheki ma galin krtid mrka fiiriso bandhigisa iyo dadaalkisa iyo kulanba kulanka ka sii dambeeya siduu Record u jabinayo🔥

-Xalay wuxu noqday ciyariyahanki ugu horeeyey tarikhda horyaalka 10 goal iyo ka badan dhaliya 10 goal iyo ka badan caawiya ka hor ciida Gaalada ama kala badh horyaalka💫

-Seasonkan 32 G/A buu ku lug leyahy dhamaan tartamado dhan wuxuna 10 G/A ka horeeya ciyariyahnka ku so xiga Horyalka 𝐒𝐚𝐤𝐚 𝚘𝚘 𝚕𝚎𝚑 22 𝙶/𝙰.

✓wa goaldhaliyaha ugu sareeya horyaalka 15 goals
✓Waa caawiyaha ugu sareeya horyaalka 11 Asist
✓Kooxdisana hogaanka Horyaalkay haysaa

-85𝐆/𝐀 buu ku lug leyahay kalia kooxaha big 6 🥶

-𝐇𝐞𝐧𝐫𝐲 oo lagu magacaabi jirey ciyariyahanki ugu ficna epl ayuu ka goals badnaaday kana caawin badnaaday isagoo ka kulamo yar sido kalena garab ah

•𝚂𝚊𝚕𝚊𝚑 373 𝙶𝚊𝚖𝚎 229 𝙶𝚘𝚊𝚕𝚜 103 𝙰𝚜𝚒𝚜𝚝
•𝚑𝚎𝚗𝚛𝚢 377 𝙶𝚊𝚖𝚎 228 𝙶𝚘𝚊𝚕𝚜 93 𝙰𝚜𝚒𝚜𝚝

Epl bes hadii la xisaabiyona

𝚂𝚊𝚕𝚊𝚑 251 𝐆/𝐀
𝚑𝚎𝚗𝚛𝚎𝚢 249 𝐆/𝐀

-Carabkan isagoo Garab ah buu horyaalka Sidan u Dominate gareeyey sanadkana wa ciyariyahanka ugu cad cad Ballon diorka 💥

14/12/2024

Sida Kaliya Liverpool Lagu Celin Karo Sanadkan Refre Iyo Red Card 🟥 Inaa U Qalqaaliso.

14/12/2024

⚽️ Julian Alvarez and Antoine Griezmann have been a top duo this season.

🇦🇷 Alvarez: 12 goals, 2 assists
🇫🇷 Griezmann: 11 goals, 6 assists

🔥 31 goals + assists between them so far!

That 🇫🇷🇦🇷 connection! 📶

14/12/2024

🚨🚨✅ LAMINE YAMAL fait parfois des trucs qui ne pas de son âge, sa vision de jeu est incroyable heun !!!

◾La passe qu’il delivre à Torres là, si c'est pas Messi, Iniesta ou Xavi qui d'autre peut le faire, Ce petit fait des choses qui ne pas de son âge, sûrement le sang de Messi coule dans ses veines 🥰🔵🔴
BarceBarcelona Lamine Yamal L2

09/12/2024

🔥🔥

09/12/2024

Xidigii ugu horeeyay Abid PREMIER LEAGUE wada dhaliyay 12-kiisa Rigoore ugu horeeyay uu tuuray,Ninkan Rigoore in laga qabto majirto

05/12/2024

Mohamed Salah 2 Goals & 1 Assist 🔥

Egyptian King 👑 Mo Salah 🐐

Kulankasta Wuu Dhalinayaa Wuuna Caawinayaa

30/11/2024

Mo💪

28/11/2024

Van Dijk goes strong on Mbappé! 🤯🔥

28/11/2024

Reds 🔴🥰

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Dire Dawa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Dire Dawa