06/04/2025
๐ ๐จ ๐ ๐ ๐ก ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ก ๐ง ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐ฎ Manchester United ๐ Manchester City
๐ Garoonka: Old Trafford
โฐ Wakhtiga: 06:30-pm, xilliga geeska Afrika
๐Taariikhda: Axad, 2025-April-06th
๐คGarsooraha: John Brooks
โณ๏ธ VAR: Paul Tierney
โ Manchester United ayaan wax guuldaro ah la kulmin saddexdii kulan ee ugu dambeeyay ee ay Man City la ciyaartay tartamada oo dhan (2 guul iyo 1 bar-baro).
โ United ayaa siddeed kulan oo Premier League ah ku ciyaartay Old Trafford iyaga oo aan shabaqooda ilaashan xilli ciyaareedkan.
โ Man United ayaa isha ku heysa in ay home iyo away u marto Man City markii ugu horraysya tan iyo 2019-20.
Saadaashaada kulanka fiidnimo โฌ๏ธ
Hassan abdi Fooxaali
27/05/2023