27/05/2026
Goal sports
| shirkad ๐ง๐๐ช๐ฌ๐ก๐๐๐๐ฒ๐ฌ๐, ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐, ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ง๐ garomada casriga ee ๐โดโด๐๐ถ ah.| company that ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ฌ, ๐๐ฌ๐ญ๐ข๐ฆ๐๐ญ๐ and ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ญ modern ๐๐๐๐ป ๐๐๐ถ๐๐ stadiums.|
Artificial Stadium Construction Company
Shirkada Dhismaha Garoomada Rooga ah
27/05/2026
Goal sports
Waxa gabo-gabo maraya garoonka rooga
Ee laga dhisay xaafada qurbo joogta (daru'salam) labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa
Hawsha garoonka fulisay,waxa dhistay shirkada dhista garoomada ee goal.
Juba show
05/05/2026
Waxaa maanta xadhiga laga jaray garoonka Kubadda cagta ee dugsiga hoyga agoonta ee maarmaarsa ee gobolka sitti, Dds.
Madaxweyne-ku-xigeenka Dds mud. Ibrahim cusamn faarax ayaa daah-furay garoon kubadeed oo ganacsato u dhalatay deegaanka Soomaalida ay ka hirgaliyeen dugsiga, kaas oo loogu talo galay in ardaydu ay ku madadaashaan,
01/05/2026
Happy International Labor day
08/04/2026
The Football Stadium constructed by GOAL in City has been inaugurated.
The modern stadium was invested in by young businessman Sheikh Aliye
and was inaugurated by the Chairman of Dhagah-Madow District, Mr. Abdullahi Hassan
This modern stadium with carpets is designed for both young and old to play in order to protect their health and bodies through sports.
Garoonka Kubadda Cagta ee ay dhistay GOAL ee Magaalada Dhagax-Madow ayaa la furay.
Garoonka casriga ah waxaa maalgeliyey ganacsade da'yar Maxamuud Sheekh Caliye
waxaana furay Guddoomiyaha Degmada Dhagax-Madow, Mudane Qaasin Cabdullaahi Xasan.
Garoonkan casriga ah ee leh roogaga waxaa loogu talagalay in ay ku ciyaaraan dhallinyaro iyo waayeelba si ay u ilaaliyaan caafimaadkooda iyo jirkooda iyagoo adeegsanaya ciyaaraha.
Hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso, garoomada roogga ee casriga ah
๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐ง๐๐ ๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐จ๐๐ก๐ข ๐ค๐๐ซ๐ญ๐๐ telefoonada ama ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐:
๐ ๐๐๐ฅ๐ฅ ๐ง๐จ๐ฐ: +๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ / ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ / ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dhisida Garoomada GOAL
๐
๐๐๐๐๐จ๐จ๐ค: https://www.facebook.com/share/LTjvP2KnFREVLFao/?mibextid=LQQJ4d
๐๐ฐ๐ข๐ญ๐ญ๐๐ซ/๐: https://x.com/goalstadiums?s=21
๐๐ข๐ง๐ค๐๐๐๐ง: https://www.linkedin.com/company/goalstadiums/
๐๐ข๐ค๐๐จ๐ค: https://www.tiktok.com/.stadiums?_t=8pm5iKaIKnd&_r=1
๐๐๐ฅ๐๐ ๐ซ๐๐ฆ: https://t.me/goalstadiums
๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ: https://chat.whatsapp.com/Gw7CCAjhpZW7RwxczvbRBf
๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ: [email protected]
๐๐ข๐ค๐ ๐ | ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐ฌ | ๐๐ก๐๐ซ๐ ๐
Dhismaha garoonka rooga ah ee ismaamulka maarmaarsa ee Gobolka siti oo shaqadiisi si fiican u socoto warbixin kooban oo uu ka warbixiyay hawlwadeenada Shirkada Dhisida Garoomada GOAL
Eng Abdulkarim Soyan
Ku xidhnow mar walba shirkada dhismaha garoomada goal
Xigasho: Juba show
20/03/2026
EID MUBARAK
13/01/2026
Degmooyinka boodhka Ku Ciyaara.
Shirkada Goal, waxay diyaar u tahay in ay kuu dhisto garroon caalami oo roog ah. Boodhka iyo kaymihii lagu dheellayay waad ka nasan. Waa shirkada ugu wayn ee dhista garroomada.
Waxay dhistay 36 garoon oo Deeganka ah.
โMagaaloyinka Ay Dhiseen.
Jigjiga- 7 garoon oo dhamaaday iyo 6 socda ayay waddaan.
Magaalada Godey 4 garoon ayay ka dhiseen.
Qabridahare: 2 Garoon
Diridhaba: 2 Garoon
โDegmooyinka Ay Garoomo Ka Dhiseen.
Shilaabo, Dhoobowayn, Ceel-Ogaden, Qalafe, Dhanaan, Ceelwayne,Dhuxun, Sagag,Garbo,Awbare, Mula, Erer Gota iyo meelo kale.
Hadaba, hadii kaymo furis iyo boodh lagu dheello ku daashaday, hadii aad tahay ganacsade ama qurbo joog raba inuu dadkiisa wax uga tago la xidhiidh: ๐
๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ง๐๐๐: +๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ / ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ / ๐๐๐๐๐๐๐๐๐