Xidiga qarniga

Xidiga qarniga

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xidiga qarniga, Sport & recreation, Jijiga.

Photos from Salmaan xaaji maygaag's post 18/12/2025
08/11/2025

Nabigeena muxamed haan kuwada salino
Inyar gacanta haan ugu raaxayno scw scw

08/11/2025
05/11/2025

Omar Fatah, wuxuu muujiyay daddaal badan. Wuxuu la tartamay masuul markii saddexaad tartamayay oo ka gallaan-gal badnaa. Codadka Dookha koobad iyo dookha labaad wuxuu keenay 18,000 halka Frey helay 12K. Omar, ayaa dheera 6K warreega labaad. Laakin warreegii horre ayaa 14k la dheera, taasoo cel celiska guud ka dhigaysa in lagaga badiyay 8K qof. Boqoley Frey, wuxii helay 50.03%, halka Omer helay 44.7%. Maadama Frey keennay 50+ 0.03 sidaasu ku guullaystay.

Omer, meel wacan ayuu gaadhay. Soomalida ka dembeysana waddo wacan buu u jeexay.

19/09/2025

WAR DEGDEGA: Madaxweynaha Faransiiska ayaa caawa ku dhawaaqay in maalinta Isniinta ay dowlada Faransiisku si rasmi ah Falastiin ugu aqoonsan doonto Dal madax banaan oo leh dowlad ramsi ah.

12/09/2025

WAR DRGDEGA! Masar ayaa go'aansatey iney joojiso dhamaan wada shaqayntii ammni ee kala dhaxaysay ISR Isla markaana ay la wadaagi doonin wax faahfaahina oo ku saabsan dhaqdhaqaaqyadeeda milatari ee ka socda gacanka Siinaay kadib weerarkii ay ISR ku qaaday Qatar.

11/09/2025

Raysal wasaaraha Pakistan ayaa gaadhay isaguna caasimada dalka Qatar ee Dooxa...

11/09/2025

WAR CUSUB:-

Wadamada Carabta iyo Islaamka iyo ayaa maalinta axada shir degdega ku yeelanaya Dooxa si ay jawaab adag uga bixiyaan weerarkii ay ISR ku qaaday Qatar.

Wadamada caalamka Islaamka ayaa markan doonaya iney si dhaba u wajahaan ISR oo hafda khatarteeddu ka gudubtey xuduuddaha.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Jijiga