Afdheer sports

Afdheer sports

Share

Photos from Afdheer sports's post 13/03/2023

Kooxda kubada cagta ee Fc al.aqza oo ah labo sano Xidhiidh ah ku guulaystey koobka kooxaha degmada jarati ee gobalka afdheer ayaa maanta ciyaar saaxibtinimo laciyaari doonta kooxda kubada cagta ee FC.qulqulo oo kadhisan xarunta gobalka afdheer ee degmada Hargelle sacadu waa 15:30 galabnimo gobta ama garoonka Hargele stadium

Photos from Afdheer sports's post 09/02/2023
Photos from Afdheer sports's post 09/02/2023

TOOS/LIVE udaawo Ciyaarta galabta
Rooms vs alqamar afdheer sports kala soco wararka ciyaaraha follow this page

09/02/2023

Ciyaaryahanka khadka dhexe numbar 10 waa ciyaaryahan kasoo ciyaaray kooxo kala duwan sanadkii ugu dambeeyay kasoo muuqday xulkii sanadka tagey ku guulaystey koobka ciyaaraha degmooyinka gobalka afdheer iyo waliba hooryaalka 11 degmo deegaanka soomalida wuxuuna marlabad kula guulaystey degmada raaso oo qaaday markii ugu horaysay qaaday koobka degmooyinka gobalka afdheer kuna darsatey midkii udhaxeeyay degmooyinka degaanka somalida

Hasan Hazani Shafeec Cali

09/02/2023

Dress man

08/02/2023

Maxay tahay sababta looga saarayo M.city horyaalka preamer league ee dalka engiriiska
Adigu maxay kula tahay arinkaas

Photos from Afdheer sports's post 07/02/2023

OG:dhamaan waxaa la ogaysiinaya dhamaan degmooyinka G:AFDHEER inay udiyaar garoobaan horyaalka 9 degmo GOBALKA:AFDHEER oo lagu qaban doono D:HARGELE ee xarunta G:AFDHEER
Ku xidnow sports follow garee si aad ula socotid warkasta oo kusaabsan ciyaaraha degmooyinka gobalka AFDHEER

05/02/2023

Man city not successful to night
Halland and kardiola

Photos from Afdheer sports's post 05/02/2023

Ciyaarti semi final ahayd er dhaxmarey jaraaqto 2 (4-3)salaam tena ciyaartoyga ugu fiicna waxaa lasiiyey (MAN OF MATCH)
MAHAMED JAAMAC (ROONEY) 2 GOAL

Photos from Afdheer sports's post 05/02/2023

Tartanka kubada cagta ee heer degmo ayaa kafurmay degmada marsin ee gobalka qoraxey
Tartankan oo uusoo qabanqaabiyey xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha degmada marsin ayaa waxaa loo qabtey kooxo ka kala socda xafiisyada hormarinta demada waxaana ujeedada tartankan ahayd sidii dhalinyarada isfhaxgaloda kor loogu qaadilahaa
Qore wariye Nasri Ahmed

05/02/2023

Afdheer sports kala soco ciyaaraha degmooyinka gobalka afdheer iyo kuwa caalamkaba

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Jijiga