Mohan yare

Mohan yare

Share

Kusoo dhawaada wllcome my fans 👌👌👌👌👌👌

13/12/2022

Hakim Zayech waa xiddiga kaliya ee xulka qaranka Morocco aan hal doolar oo mushaar ah ka qaadanin tan iyo sanadkii 2015.

Dhamaan wixii lacag ah oo kaga yimaada dhanka xulkiisa Morocco wuxuu yiri aniga hal dollar yaan la iga siin ee ha lagu sadaqeysto shaqaalaha xulka iyo qoysaska saboolka ah oo aan waxba haysan. Mohan yare

13/12/2022

Morocco Xul uqalmay in ay so gudbaaan masha alah. Guul iinshaa allaah

13/12/2022

Kaliya Messi,Mbappe iyo Modric ma shidna,Sofyan Amrabat oo Morocco waliba Liverpool ay dooneyso ayaa kamid ah xidigaha shidaya koobkan. Follow mohan yare

13/12/2022

Yaa ku Guuleysan doona Gool dhalinta koobka Aduunka sanadkan. Like and share follow mohan yare

07/11/2022

Konate legend

09/10/2022

Full Time Arsenal 3-2 Liverpool

Libaax qoyay weligaa bisad ha u maleynin gunners ayaa cagta marisay kooxda liverpool 3-2 down.

Emirates waxa uu noqday lama galaay Arteta iyo Arsenal haka hagranin hambalyada.

Cimaamada iska Rida

09/10/2022

Kulanka xiisaha leh ee caawa waa kan udhexeeya Arsenal Vs Liverpool .

Yaa guulaysanaya yaadse wadataa

09/10/2022

Klopp oo Ka hadlaya Darwin Nunez ayaa dhahay hadii aad tababarka ku arki lahayden qabka dhamaystirkiisa wxd dhihi lahayden "Oh my God".

Wuxu u baahanyahay wakhti si uu ULA qabsado jawiga premier League.

Ma jeceshahay in lagusoo bilaabo ciyarta arsenal?

09/10/2022

Ac Milan guul wayn 2 0

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jijiga