Mideeye sports tv

Mideeye sports tv

Share

Page kan mideeye sports TV wax kaheli karta warkii ugu danbeeyay ee sports deegaanka, dalka, iyo guud ahaan calamka

01/02/2023

Best 👌 player
Firiyo

22/12/2022

Dahabka

Photos from Mideeye sports tv's post 06/12/2022

Aan u codayno khadka dhexe ee ugu fiican hada 3 ku cu maamad inay yihiin kuwa ugu fican hada

1 Khalifa
2 firiyo
3 siinaa
4 ivanka
5 bandho
6 dube
7 injinerka
8 libaan Ali
9 hano

Photos from Mideeye sports tv's post 02/12/2022

Waxan cawana tar tan sinaynaa 2iyo3
Ugu fican inta uu tar tankani socday

1 muruq
2 shardi
3 Bashir
4 walid
5 hashin
6 lalana
7 labeeye
8 Ahmed khayr
9 fadxi bayl
10 saha
11 ibrahin
12 indha yare

Photos from Mideeye sports tv's post 30/11/2022
Photos from Mideeye sports tv's post 30/11/2022

Wara jiri doona
Wa laba ciyaartoy oo in badan iska soo garab ciyaaray
Waxay sowada ma taleen
M.m.dhegah bour, deg bilcil buur, deg qabri dahar fc far iyo suul, fc degah bour club
Lkn manta way iska soo horjeedaan
Waxayna ukala ciyarayaan Daryeel vs karinka
Badiyaaba waa bahdeena🖐
Dirxo vs labeeye

Photos from Mideeye sports tv's post 30/11/2022

Waxan mantana tartan siin donaa daca dhexe ee ugu fiican xili ciyareedkan
1 kante
2 najo
3 sakariye gi
4 saha
5 xasan Abdi
6 nageeye
7 isxaaq
8 aan (daryel)
9 cabdi daweye

Photos from Mideeye sports tv's post 30/11/2022

Kulanka manta

Karinka vs daryeel
Sacada: 9:45
Garonka: ugas mahamud stadium

Photos from Mideeye sports tv's post 29/11/2022

Waxa manta bilaab maya wareega sideed dhamaadka tartanka
Waxana fooda is dari doona labada koxood ee kala ah HOLAC vs DHEEMAN
sacada:- 94:45
Garonka:- ugas mahamud stadium

Photos from Mideeye sports tv's post 28/11/2022

Bismilaah

Waxan halkan ka bilaabi donaa codayntii ciyartoyada iyo 11qof ee ugu fiican inta uu tar tankani socday
Waxanu ka bilaabi donaa (Goalkeeper)

1 sanyo
2 caska
3 kamaal
4 duudi
5 c/cabdulahi
6 khayrudiin
7 dhari aabo
8 c/jabaar jubo
9 guleed bulshawi

Codayntu waxy soconaysaa 24 saac

Kaliya anagu waxan ee gaynaa tirada dadka codeeyay iyo qof walba inta uu helay🙏

20/11/2022

Rug cadaagii so rogaal celi

Photos from Mideeye sports tv's post 17/11/2022

Laba ciyaarood oo uu ciyaaray wuxuu noqday ciyartoygii ufiicnaa (King of the match)
Ma is odhan karnaa wuxuu noqondoonaa
Kii ugu fiicnaa tartanka ( pest player)
Bandhoo horay usoco wll

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jijiga
DHEGAHBOUR