Somali Sky sports

Somali Sky sports

Share

Kusoo dhawoow page kan oo kaa haqabtiri doona dhamaan wararka natiijooyinka iyo falanqayn la xidhiid

20/08/2024

Rasmi Weeraryahanka reer 🇵🇹 Jao felix ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda chelsea isaga oo u saxeexay heshiis dhan 6 sano oo ah ilaa 2030ka
Maxaad ku qiimayn lahayd saxeexan?

24/09/2022

Abwaan muuse cismaan | waa gabaygii dood jaad, abwaanka iyo jaadka oo wada hadlaya waxaa dhex maray sidan... | 0942259588.

19/07/2022

Matthijis de Ligt ayaa ka dagay gegida Allianz Arena kadib markii ay dul dhigtay lacag dhan €70M + €10M Oo dheerada islamarkaana qalinka ugu duugay heshiis dhacaya 2027 da kooxda bayern Munich

Photos from Somali Sky sports's post 17/07/2022

Kooxda Barcelona ayaa keentay qalcada camp nou Labadan ciyaartoy ee afka h**e isagoo u saxeexay lewandowski ilaa 2025 Halka raphinha isagu uu qalinka ku duugay heshiis 5 sano ah oo ku eeg 2027
Iyadoo h**e ay ula wareegtay xidiga khadka dhexe 3e franck kissie
Barcelona way soo laabatay mala odhan karaa?

17/07/2022

Thiago alcantra oo ku maadsanaya Mohamed salah Sawiraanta uu ku baahiyay bartiisa Instagramka ee uu feedhaha qaawanyahay

14/07/2022

Ciyaartoyga Ahmed Ali nour CarapO Oo Laga ganaaxay horyaalka somaliland muddo halsano ah

10/07/2022

Ugu dambayn chelsea waa lasoo saxiixatay Sterling qiimo dhan £45 million + gunno £10million ah Heshiis dhacaya 2027
Waa saxeexi koobaad ee mulkiilaha cusub ee kooxda.

06/07/2022

Kooxda Blackburn rovers ayaa sheegtay inay dib ufuri doonto garoonkeeda si loogu oogo salaada CiiduL Adxada Iyada oo sidaasi yeeshay ciidul fidrigiina
Waa talaabo ku dayasho mudan😍

Photos from Somali Sky sports's post 06/07/2022

Ciyaarhan xamse shiikha oo ahaa mid kamida laf dhabarta Xulka Gobolka jarar oo si wayn looga tabay gobolka
Maka mid tahay dadka uxiisay Xamze zhiikha?

06/07/2022

Maanta oo kale 2015 ayuu kusoo biiray kooxda liverpool Roberto firmino
Ma odhan karnaa best brazilian in the primier leagu??

06/07/2022

Dimaria ayaa heshiis cusub la gaadhay kooxda juventus iyadoo dhawaan la shaacin doono saxeexan
Ogow juventus waxay beec xor ah kula wareegtay sidoo kale Paul pogpa

06/07/2022

Kulan loogu tartamayo kaalinta 3aad ee Koobka Gobolada DDS ayaa waxa isku wajahaya xulalka FaafaN iyo Qoraxey

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jijiga