04/04/2025
Kevin De Bruyne oo ku dhawaaqay inuu ka tagayo Kooxda Manchester City.
Kevin De Bruyne ayaa ka tagi doona xagaagan Kooxda Manchester City, kaddib markii bayaan uu soo saaray maanta oo Jimce ah uu ku sheegay inuu soo afjari doono waayihiisa Man City oo uu ku tilmaamay cutubkii ugu fiicnaa xirfaddiisa ciyaareed.
Koobabka uu Kooxda Man City la qaaday De Brunye waxaa ku jira 6 horyaalka Premier League iyo Champions League.
10 sano kaddib Kevin De Bruyne ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo Kooxda Manchester City.
Kooxdee ayuu ku biiri doonaa Kevin?
Farmaajo
07/09/2023
Messi: 7 Ballon d'Or
Ronaldo: 5 Ballon d'Or
Messi : 6 golden boots
Ronaldo : 4 golden boots
Messi : 43 trophies๐
Ronaldo : 34 Trophies ๐
Ronaldo: 819 goals from 1146 matches
Messi: 805 goals in 1023 matches
Messi: 360 assists
Ronaldo: 234 assists
Messi: Free kicks 62 goals
Ronaldo : free kicks 60 goals
Messi : 2 golden ball 2014-2022
Ronaldo : 0 golden balls
Messi: Best Player of the 2015-2016 Copa America
Ronaldo: 0 euro's best players tournament
Messi: 4 times the world's best playmaker
Ronaldo : 0
Messi : 335+Man of the match
Ronaldo : 168 Man of the match
Messi : 3018 successful dribbles
Ronaldo : 1646 successful dribbles
Messi : 26 World Cup and Copa America goals / 25 assists
Ronaldo : 22 World Cup and Euro goals / 8 assists
Messi vs Ronaldo meeting record
Messi : 26 goals / 12 assists and 16 wins
Ronaldo : 21 goals / 1 assist and 11 wins
Messi: 1 world cup trophy ๐
Ronaldo: 0 world cup trophy ๐
Age has nothing to do with football โฝ
Messi is the real GOAT๐โค๏ธ๐ฆ๐ท
Why do we still argue๐๐
Maxaynu walu ogumurmayna
28/05/2023
๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Happy birthday to one of the best young players in the world, Phil Foden who turns 23 today! ๐
๐ 237 games
โฝ๏ธ 63 goals
๐ฏ 49 assists
๐ 5x Premier League
๐ 1x FA Cup
๐ 4x EFL Cup
๐ 2x FA Community Shield
๐ซ 2x Premier League Young Player of the Season
๐ 2x PFA Young Player of the Year
Incredible. ๐๐ฝ
04/05/2023
Lagend Sergio Kun Aguero ayaa bilaabay goolasha kun goal ee xalay uu soo xiray Phil Fiden inta uu joogay Pep Guardiola.
Mustaqbalka kooxda ayaa yiri aniga ii daaya anaa isku qoraya taariikhdaas Philip Foden ๐
Hanad Page
26/04/2023
Coming soon if Alaah says
17/03/2023
Manchester City-Bayern
โซ๏ธ Real Madrid-Chelsea
โซ๏ธ AC Milan-Napoli
โซ๏ธ Inter-Benfica
07/02/2023
Qofkii Leenka kabaxaa nagabadiyay ๐ค๐
walaalayalow aan iskaalmeysano oo Sawir ah๐๐
04/02/2023
Ramos ayaa ugu dambeyn dhexda ka galay Dooda Messi iyo Ronaldo waxaana uu sheegay Leo inuu yahay kan ugu fiican kubada cagta
Waxaa uu intaa ku daray inuu sanado badan kusoo dhibtooday inuu ka horyimaado Messi balse iminka uu ku raaxeysanayo maqaarkiisa
30/01/2023
: signed Aymeric Laporte in [2018]:
๐ต 168 Apps
โฝ๏ธ 12 Goals
๐
ฐ๏ธ 4 Assists
๐ League Cup [x4]
๐ Premier League [x4]
๐ Charity Shield [x1]
๐ FA Cup [x1]
๐
PFA Team of the Year [x1]
SOLID DEFENDER ๐๐ตโ
09/01/2023
Deg deg: Gareth Bale ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay guud ahaan Kubada Ca**ta kooxha iyo kubada cagta caalamka.๐
Maxaa lagu xasuusan doona ๐
08/01/2023
Manchester city Ayaa Guul 4_0 Ah Ka Gaartay Dhigeeda Chelsea.
Goalal Ay Ka Kala Heshay:
Riyad Mahrez โฝ๏ธ โฝ๏ธ
Julian Alvarez โฝ๏ธ
Phil Foden โฝ๏ธ
Kyle Walker ๐
ฐ๏ธ
Manchester city Ayaa Wareega Xiga Wajihi Doonta Arsenal iyo Oxford United Midkii Soo Badiya Kulankoda Habeen Dambe.
08/01/2023
๐ต M A T C H D A Y ๐ต
Ready for FA Cup action against Chelsea! ๐