30/03/2022
Soo dhawaynta diiran ee loo sameeyy Teamka xulka Maamulka Magaalada.Tog Wajaale ee ka qaybgalay horyaalka 6da maamul magaalo ee DDS kana soo hooyay guusha kaalinta 2aad iyo kooxda kaliya ee hal gool laga dhaliyay shabaqooda.
Soo dhaeaynran ayaa waxaa hor kacayay maayarka magaalda ,madaxa xafiiska dhalinyarada iyo hogaanka nabadgalyada iyo shacab wayne tiro badan oo dhiirigalin iyo taageeraba u muujiayay teamka
29/03/2022
Waxaa maanta kabilowaday qaybinta lcagat shock response ee ka jawaabista abaarta ee deg/QOOXLE lacagtaas oo dhan 12,767,220 oo ay KA faa idaysanayaan dadka aysamaysay abaartu oodhan 17,253 ruux
Waxa garab socoto oo labixinayaa lacagta psnp 5 bish 2aad ee February oo dhan 2535220
Oo ay ka faidaysan donan bulsho dhan 6852 nafar waxayna kamid tahay dadalada ay dowladu wado ee lagu kobcinayo noolasha bulshada danyarta ag
29/03/2022
Hambalyo Xulka Maamulka Magaalada Godey Oo Ku Guulaystay Koobkii Udhaxeeyey 6da Maamul Magaalo Ee Deegaanka Soomaalida
Usoo Hambalyee Maamulka Magaalada Godey
29/03/2022
Hambalyo Yaxaasyadda Godey ee ku guuleeystay tartanka kubada cagta ee maamul-magaalooyinka DDS. .
***
Congratulations the Crocodiles of Godey for winning this year’s City Councils football tournament. .
28/03/2022
Xulka kubada cagta Goobalka afdheer
28/03/2022
Yaa Ku guulaysan karaa koobka Wajaale iyo Goday.
Wajaale ayaa sanadkan laba fursadood u haysata in ay ku guulaysto koobka.
Marka h**e waa in Goday laga badiyo ciyaarta maanta waana fursada koowad ee wajaale.
Fursada labaad ayaa ah in farqiga goolsha laagu kala sari karo 2aad kooxod waa haddi maanta barrbarro ay goday la gaasho qabri bayax.
Oo kooxda goolal badan dhalisay horyaalka ay ku guulaysan karto koobka.
Dhanka kale sida sharciga ah waxaa labaada kooxod loo tixgalin karaa natiijada ciyaartii isaragi h**e ee kooxaha Wajaale iyo Goday yaa badiyay.
Goday 90% waxay uu fursad u haystaa in uu koobka ku guulaysto oo ay geeyan jiinka wabiga Shabeele. taasina waxa ay ku xidhan tahay in maanta oo kabaha ay la maran kooxda qabri bayax oo ay ka adkadan.islamarkaan wakhti h**e natiijaada ciyaarta ay meel saran kooxda.
Fursada labaad si la mid ah ta-wajaale ee aan kor ku sheegnay waxaay fursad u haysta goday haddi natiijada ciyaartu ay ku dhamaato barrbarro taasna waxaay soo ceelinaysa raajad kooxda goday.
Fg.labaad kooxod ee wajaale iyo goday waxaay ka siman yihiin dhaanka goolasha koox walba waxaay leedahay 7 gool.
Goday haddi maanta barrbarro gaasho waxaay yeelan doonta 11 dhibcod oo wajaale ay la mid noqon doonta.waana sababta fursad labaad goday siinayso in koobka ay ku guulaysto sannadkan
25/08/2021
ciyaartooyda kooxda elman
17/08/2021
kulanki manta
is badal kadib insha allah bari galab
16/08/2021
kulan xiiso badan
bari galab insha. allah
mustaqbal vs alqamar