Hoyga Sportska

Hoyga Sportska

Share

Calafow I taager casiis baan kugu dhaarshe

02/02/2025

Porto ayaa ka diiday Man city dalab 50 million gaadhaya oo ay ka gudbiyeen Nico Gonzalez, Qaabka ugu dhow ee city ku iibsan karto waa in ay burburiyaan qandaraaskiisa oo ah 60 million (o'jogo)

02/02/2025

Full time ! Arsenal 5-1 man City.
Arsenal caawa Natiijo iyo performance way u awood sheegayay Man City.

Congratulations Gooners 🙌🏾

02/02/2025

Goaaaaaaaaaaaaaal NWANERI!! Arsenal 5-1 M.city 🤯🔴⚪️

02/02/2025

Pep Guardiola 😀😀😀

02/02/2025

Haddaad tahay taageere kubbad cagta ah, inaad Tijani taageerto waa kugu qassab 🦾

02/02/2025

Manchester ma fadhido, ma taagna, ma jiifto, ciyaarba waa nooc 🤯

Hard luck sidaan idiin lahaa waan daalay reer Man U 🙌🏾

02/02/2025

🚨| 𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚 Wadahadaladii u dhaxeeyay Manchester United iyo Bayern Munich ayaa hadda burburay.

Mathys Tel kuma biiri doono Manchester United. [ Hawkins]

15/01/2025

🚨 😲 Wood wuxuu ku jiraa qaab ciyaareed aan innaba caadi ahayn Premier League,

gool ayuu ka dhaliyay Chelsea,
gool ayuu ka dhaliyay Brighton,
gool ayuu ka dhaliyay Manchester United,
gool ayuu ka dhaliyay Crystal Palace,
gool ayuu ka dhaliyay West Ham,
labo gool ayuu ka dhaliyay Leicester City,

haatanna gool ayuu ka dhaliyay cawa Liverpool, iyo goolal kaloo badan tani waxay wadar ahaan ka dhigeysaa 13 gool oo uu u dhaliyay Nottingham Forest, kuwaas oo la tartamaya Liverpool, Arsenal, Chelsea, Manchester City,

Nuno Santo tababarahan waa u fadhidaa♥️
Dream boy Ha ilaawin inaad follow iyo like saarato pageka waad mahad santihiin ❤

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jijiga